Tuesday, August 11, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Rabaat ee dalka Marocco ugu qeybgalay shirka sanadlaha ah ee Hey'addaha Maaliyadda dalalka Carabta. Shirkaan ka furmay magaalada Rabaat ee dalka Morocco ayaa ah mid diirada lagu saarayo arrimaha dhaqaalaha iyo iskaashiga Hay'adaha dhaqaalaha ee dalalka Carabta. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya...
Ciyaartoyda xulka kubadda cagta Soomaaliya ee 17 jirada, ayaa caawa wajahaya xulka 17 jirada Algeria oo marti galinaya Koobka Qaramada Afrika ee U-17. Soomaaliya oo horey ugu soo guulaysatay isreeb-reebkii tartankan, ayaa tartankan waxay ku guruub tahay waddamada Aljeria, Senegal iyo Congo. Kulanka ugu horreeya waxay caawa 10:00pm la yeelandoonaan Algeria,...
Roobab xoogan oo biyo farabadan dhigay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa da'ay saacadahii lasoo dhaafay, kaasoo sababay dhimashada Afar ruux, islamarkaana saameyn ku yeeshay  qaar ka mid ah guryaha iyo wadooyinka Muqdisho. Fiidnimadii Xalay ayay aheyd markii masuuliyiin kala duwan oo uu ka mid ahaa  guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna...
In a significant development, Ethiopia and the Jubaland State in Somalia have reached a major agreement to restore relations between the two sides, which have been frayed since 2019. The agreement, brokered by the UAE, which involved top officials from the Ethiopian National Defence Forces, the intelligence and the President...
Horumar la taaban karo ayaa Itoobiya iyo dowlad goboleedka Jubaland ee Soomaaliya ay ku gaareen heshiis weyn oo lagu soo celinayo xiriirkii labada dhinac oo xumaa tan iyo sanadkii 2019-kii. Heshiiskan oo ay garwadeen ka ahayd dowladda Imaaraatka Carabta oo ay ku lug lahaayeen saraakiisha ugu sareysa ciidamada difaaca qaranka...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa ku eedeeyay Dowladda federalka Soomaaliya in ay gabtay masuuliyaddii ka saarnayd colaadda ka jirta magaalada Laascaanood. Madaxweyne Deni ayaa sheegay, Dowladdu in aysan u dhaqmin kaalintii laga rabay dowlad Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in iyadoo dhiig uu daadanayo ay Somaliland wada hadal la...
A Somali passenger who was on a Turkish Airlines flight between Istanbul and Mogadishu was said to have attacked a staff member while in the air. After the plane entered Egypt, it was said that the Somali passenger, who was said to be drunk, started to disturb the other passengers...
 Rakaab Soomaali ah oo la socday diyaaradda Turkish Airlines oo ku jirtay duullimaad Istanbul iyo Muqdisho ah, ayaa waxaa la sheegay inuu weeraray shaqaale ka tirsan diyaarada xilli ay hawada ku jirtay. Kadib markii ay diyaarada gashay hawada dalka Masar ayaa la sheegay in Rakaabka Soomaaliga oo la sheegay in...
President Yoweri Kaguta Museveni, who is the Chairman of the Heads of State of Troops in Somalia (TCCs) as part of the African Union Mission in Somalia (ATMIS), has promised to stabilize the Horn of Africa. Yoweri Museveni gave this assurance at the Extraordinary Summit of the countries that have...
Madaxweyne Yoweri Kaguta Museveni, oo ah Guddoomiyaha Madaxda Waddamada ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya (TCCs) ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa ballan qaaday in ay xasilin doonaan Geeska Afrika. Yoweri Museveni ayaa dammaanad-qaadkan ka sheegay Shir-madaxeedka aan caadiga ahayn ee dalalka ay ciidamada ka joogaan...