Tuesday, August 11, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

The Prime Minister of Somalia, Hamse Abdi Barre, today Saturday appointed the committee for the census, return, assessment and advice on the regulation of the national wealth. This committee, which consists of 8 members including ministers, the governor of Banadir region and the attorney general of the government, has been...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta oo sabti ah magacaabay guddiga tira-koobka, soo celinta, qiimeynta iyo ka talo-bixinta nidaaminta hantida qaranka. Guddigan oo ka kooban 8 xubnood oo isugu jira wasiirro, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo garyaqaanka guud ee Dowladda, ayaa loo igmaday soo celinta hantida qaranka Soomaaliyeed ee...
The government of Somalia and the government of Saudi Arabia have signed an agreement that allows restructuring of the debts owed to Somalia. Somalia's Finance Minister Ilmi Nur and the chief executive of the Saudi Development Fund, Sultan Abdirahman Al-Marshad, signed the agreement at a ceremony held in Jeddah. It was...
Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Sacuudiga ayaa qalinka ku duugay heshiis ogolaanaya in dib u habeyn lagu sameeyo deymaha lagu leeyahay Soomaaliya. Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cilmi Nuur iyo madaxa fulinta ee sanduuqa horumarinta Sacuudiga, Sultan Cabdiraxmaan Al-Marshad ayaa heshiiska ku kala saxiixday xaflad ka dhacday magaalada Jeddah. Xafladda ayaa lagu sheegay in...
Rasaas ayaa xalay laga maqlay magaalada Ceerigaabo, xili rabshado wakhti kooban socday ay dheceen, wararka qaar ayaana sheegaya in dhimasho iyo dhaawac jiraan. Wararka qaar ayaa sheegay in rabshadu ay bilaabantay  kadib markii koox aan haybtooda wali la sheegin ay rasaas ku fureen baabuur ay wateen ciidamo booliis ah, oo...
The political conflict between the federal government and the Puntland administration could threaten Somalia's hopes of being forgiven by the International Monetary Fund (IMF) and other multilateral lenders by the end of this year, as economists warn. the country. Hussein Abdikarim, the former adviser to the president of Somalia, said...
Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dawladda federaalka iyo maamulka Puntland, ayaa halis gelin karta rajada Soomaaliya ee ah in deymaha uu ka cafiyo Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) iyo deymaha kale ee dhinacyada badan leh, dhamaadka sanadkan, sida ay ka digayaan khubarada dhaqaalaha dalka. Xuseen Cabdikariim, la taliyihii...
 Madaxweyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wasiir u magacaabay wasaraada maalgashiga, badhasaabkii gobolka Sool ayuu Gabilay u badalay, Sool na guddoomiye cusub ayuu u magacaabaay, sidookale badhasaabkii Gabilay ayuu xilkii ka qaaday. Wasiirka Cusub ee maalgashiga ayaa loo magacaabay Cabdi Cismaan Dhaga-weyne,  goddoomiyaha cusub ee gobolka Sool ayaa loo magacaabay...
The Council of Ministers of Somalia, which held its weekly meeting in Mogadishu today, passed a resolution that is said to strengthen the efficiency of the country's financial management. This resolution, which contains 8 articles, the cabinet said is based on the management of the country's public finances, the management...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta shirkoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay meel mariyeeen qaraar la sheegay inuu adkaynayo hufnaanta maaraynta maaliyadda dalka. Qaraarkan oo ka kooban 8 qodob ayay golaha wasiirradu ku sheegeen inuu saldhiggiisu yahay maaraynta maaliyadda guud ee dalka, maaraynta dakhliga dalka, iibka iyo qandaraaska...