Tuesday, August 11, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Doorashada Madaxtinimada Turkiga ee sida adag loogu tartamayo, ayaa u muuqata inay u gudbi doonto wareeg labaad ka dib markii Madaxweyne Erdogan uu ku guul daraystay inuu 50% helo codadkii la dhiibtay. Iyadoo la tiriyay 97.95% codadkii la dhiibtay, wakaaladda wararka ee Anadolu ee ay dowladdu maamusho ayaa sheegtay in...
Three border crossings between Kenya and Somalia, which have been closed for nearly 12 years, are set to be reopened this month, according to the Kenyan government. The three locations - Bulahawa in Mandera County, Liboi in Garissa County, and Kiunga-Daresalam in Lamu County - were closed in 2011 during...
Saddex goobood oo ah xuduudka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya oo xirnaa muddo ku dhow 12 sano, ayaa lagu wadaa in bishan dib loo furo, sida ay sheegtay dowladda Kenya. Saddexda goobood oo kala ah, Bulahawa oo ka tirsan degmada Mandheera, Liboi- oo ka tirsan degmada Gaarisa, iyo Kiunga-Daresalam oo...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saagootiyey  Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada Gantaal ee Ilaalo Qaran oo ka qeyb-galaya dagaalka dalka lagaga xoreynayo  Alshabaab. Madaxweynaha Soomaaliya oo ciidamadan kula hadlay xerada ciidanka ee Jeneral Gordon, ayaa u jeediyay khudbad dardaaran ahayd, isagoo sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhammeystirayso halganka...
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa isimada iyo waxgaradka gobolka Mudug ka raali galiyay habkii uu u maamulay kuraasta aqalka hoose ee deegaan doorashadoodu tahay gobolka Mudug. Madaxweyne Deni oo ku sugan Gaalkacayo ayaa kulan gaar ah la qaatay Islaam Bashiir Islaam Cabdulle iyo isimada kale, isagoo sheegay in maamulkiisu xaal...
Iyadoo ay hal Sano kasoo Wareegtay Markii M/weyne Xasan Sh Maxamuud loo Doortey M/weynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya 15 may 2022 ayaa waxaa la arkayaa Ciidamo Fara badan oo magaalada Waddooyinkeeda Lasoo Dhigay iyo Agagaarka Madaxtooyada oo Si weyn loo ilaalinayo. Mudadii Halka Sano aheyd ee M/weyne Xasan Sheekh uu Xafiiska...
Xildhibaannadii ugu horaysay oo haweena ayaa Sabtidii si rasmi ah uga mid noqotay xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland, kadib muddo 2 sanno ku dhow oo goluhu rag khaas ah ka koobnaa. Wasiirkii hore ee wasaarada maalgashiga Aamina Cilmi Fariid oo kamid ahayd musharixiintii ku hadhay doorashadii wakiilada ee qabsoontay 31, May,...
Ciidanka Booliiska Saldhiga degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay haweeney ku eedeysan dil ay u geysatay wiil yar oo ay eedo u aheyd oo uu dhalay ninkeeda. Taliska Booliiska gobolka Banaadir oo haweeyneydaan usoo bandhigay Warbaahinta ayaa sheegay in haweeneydaan ay si xun u garaacday wiilka yar...
The Federal Government of Somalia has very much welcomed the preliminary agreement signed by the parties of the country's forces that were fighting,  It is written like this: Press Statement (for immediate release) Mogadishu, Somalia May 13, 2023 The Federal Republic of Somalia welcomes the Sudanese Armed Forces (SAF) and the Rapid Support Forces...
Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay dagaalamayaal badan oo ka tirsan kooxda Al-shabaab ka sameeyay deegaanka Cali Fuuto oo ka mid ah hoostaga degmada Kuntawaarey ee gobolka Shabeellaha Hoose. Warsaxafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi...