Tuesday, August 11, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

The Secretary General of the East African Community (EAC) announced that the final arrangements are underway for Somalia to be part of the EAC region. Dr. Peter Muthuki said that a report from experts that established the status of the country and the conditions for approval, submitted their latest report...
Xoghayaha Guud ee dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa shaaca ka qaaday in ay socoto qabanqaabada ugu dambeysay ee ku aadan in Soomaaliya ay ka mid noqoto gobolka EAC. Dr. Peter Muthuki ayaa sheegay in warbixin ka soo baxday khubaro dejinasay heerka uu dalku marayo iyo shuruudaha ogolaanshaha, ayaa warbixintooda...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Government of Somalia, Abshir Omar Jama Haruse, received a copy of the diplomatic credentials from the new British Ambassador Michael Nithavrianakis. Ambassador Michael Nithavrianakis has replaced the former British ambassador to Somalia, Kate Foster, and in the next few...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Haruuse ayaa nuqul ka mid ah aarqadaha aqoonsiga Denjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Ingiriiska Michael Nithavrianakis. Safiir Michael Nithavrianakis ayaa badalay Safiirkii hore ee dalka Ingiriiska u fadhiyay Soomaaliya Kate Foster, waxaana lagu...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Madaafiic loo adeegsaday oo Xalay Ururka Al-shabaab ay ku qaaday degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Madaafiicda lagu garaacay gudaha magaalada Xarardheere ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa lix hoobiye oo lasoo warinayo iney ku dhaceen  xaafado ay dagan yihiin dad shacab ah. Wali lama oga...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay madaxda Dowladda federalka inay dagaal xooggan kula jiraan dimuqraadiyadda Puntland. “Madaxweynaha iyo raysal wasaaruhu waxay isku raaceen inay dimuqraadiyadda diidan yihiin oo ay la dagaalamayaan. Hadaladoodii waxaa ku jiray 2013 waa la fashiliyay, haddana ma dhacayso. Waxay caddeeyeen inay maalintaasna iyagu diidanaayeen,...
The Kenyan government has arrested three men who were said to be heading to Somalia to join the Daesh organization in Somalia. The Somali government filed a lawsuit against these three men who were arrested while they were going to join the Daesh group fighting in Puntland, which covers the...
Dowladda Kenya ayaa qabatay saddex nin oo la sheegay inay kusii jeedeen gudaha Soomaliya, si ay ugu biiraan ururka Daacishta ku sugan Soomaaliya. Dacwad ayay dowladda Soomaaliya ka gudbisay saddexdan nin oo la qabtay xilli ay u socdeen in ay ku biiraan kooxda Daacish ee ka dagaalanta Puntland, taasoo daboolka...
Biyaha wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa si rasmi ah u kala jaray isku socodka guud ahaan xaafadaha magaalada Baledweyne. Wabiga Shabeelle ayaa saqdii dhexe ee habeen hore karkaarada ka jabsaday qaar ka mid ah xaafadaha Baledweyne, kaasoo sababay iney guryahooda ka barakacaan boqolaal...
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay xaqiijiyeen in wakiillada shirkadda Starlink ee bixisa adeegga internetka ay la kulmeen Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya. Shirkaddan oo ah shirkad caalami ah, taasoo hormuud u ah addeegga internetka ee casriga ah ee Satellite-ka, waxay doonaysaa in ay noqdaan shirkad ka shaqeysa Soomaaliya. Saraakiisha...