Gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa laga xusay munaasibada 18 May oo ku beegeen 32 sanno kahor markii ay Somaliland ku dhawaaqday in ay ka noqotay midowgii Jamhuuriyadii Soomaaliyeed.
Dabaaldagyada oo ka dhacay dhamaan degmooyinka iyo gobolada Somaliland ayaa waxa ugu waynaa dabaal daga magaalada Hargaysa, halkaasi oo uu Madaxweyne Biixi...
Dagaal culus ayaa ku dhexmarey bariga magaalada Laascaanood, kaasoo dhex maraya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC.
Dagaalkaan ayaa haatan ka socda halka loo yaqaano Maraaga oo ah jihada bari ee magaalada Laascaanood.
Waa maalintii labaad oo dagaal xiriir ah uu ka socdo aaggaas, inkastoo dagaalka maanta socda lagu tilmaamay inuu yahay...
The government of Somalia expelled two of the European Union employees, who were accused of illegally taking pictures of prisoners in a prison in Mogadishu.
The Ministry of Foreign Affairs of Somalia has taken a decision on this worker, after receiving a request from the Attorney General Sulaiman Mohamed Mohamud,...
Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka ceyrisay labo ka mid ah shaqaalaha Midowga Yurub, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay si sharci darro ah sawirro uga qaadeen maxaabiis ku jirtay xabsi kuyaala magaalada Muqdisho.
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa shaqalahan go’aan ka qaadatay, kadib, markii ay heshay codsi ka yimid xeer...
Waxaa Saakay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay xukun dil toogasho lagula fuliyay laba nin oo loo haystay dil ay horay u geysteen.
Labada nin ee saakay Maxkamada gobolka Baay dilka toogasho ah ku fulisay ayaa lagu kala magacaaba Aadan Cali Cabdi oo horey u dilay Marxuum lagu magacaabi jiray...
Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in rabshad la’aan lagu qabto doorashooyinka degaanka Puntland.
Cumar Cabdirashiid ayaa soo jeediyay in cabashada ay qabaan tartamayaasha doorashada loo gudbiyo guddiga doorashada Puntland si ay u eegaan khariidadda tubta doorashooyinka 8da Janaayo.
Cumar Cabdirashiid wuxuu sheegay in ay...
Puntland ayaa soo saartay waaran lagusoo xirayo afar kamid ah siyaasiyiinta Puntland oo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii habeen hore lagu dilay askar katirsan ciidanka Puntland.
Xubnaha waaranka loosoo jaray waxay kala yihiin, wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland, Xasan shire Abgaal, Khadar Cabdiraxmaan Faroole, ergayga madaxweyne Xasan Sheikh u...
The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who is visiting the city of Dosha, held a meeting with the Emir of Qatar, Tamim Binu Hamad Al Thani.
President Hassan Sheikh and the Emir of Qatar Sheikh Tamim Binu Hamad focused their meeting on strengthening the cooperation between the two countries,...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Dooxa ayaa madaxtooyada dalkaas kulan kula qaatay Amiirka Qatar Tamiim Binu Xamad Al Taani.
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamad ayaa kulankooda diirradda ku saaray xoojinta iskaashiga labada dal, amniga iyo dhammeystirka hirgelinta heshiisyadii ay horey...
The Minister of Defense of the governments of Somalia and Kenya who held a meeting today in Nairobi, Kenya, discussed cooperation in the fight against the Al-Shabaab group that is fighting in Somalia and parts of Kenya.
The Minister of Defense of the Federal Government of Somalia, Abdiqadir Mohamed Noor,...


















