Madasha siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa sheegay in aysan ka warqabin ama aysan diidin wadahadallo looga hadlayo muranka doorashada Puntland.
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxa, ayaa jimcihii shalay sheegay in siyaasiyiinta doorashada kasoo horjeeda ay diideen inay kasoo qeyb galaan kulan qado ah oo ay ku casuumeen, si loo...
M/weyne Saciid Deni oo Sheegay in ay Koox Yar kasoo Horjeedaan Dawladnimada iyo Doorashada Puntland.
Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay koox yar kasoo horjeedaan doorashooyinka dimuqraadiyadda, isagoo kooxdaas ku tilmaamay kuwo riyoonaya.
Hadalka madaxweyne Deni ayaa u muuqday mid adkaynaya mowqifkiisa ku aadan qabsoomidda doorashada golayaasha deegaanka Puntland, xilli siyaasiyiinta mucaaradka ay diidan yihiin.
"Koox yar oo riyo ku jira ayaa diidan...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who is in the Kingdom of Saudi Arabia, held a meeting with the Crown Prince of Saudi Arabia, Prince Mohammed bin Salman.
President Hassan Sheikh Mohamud and the Crown Prince of Saudi Arabia, Prince Mohammed bin Salman, discussed the...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan wadanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa kulan kula qaatay halkaasi dhaxal sugaha dalka Sacuudiga Amiir Maxamed Binu Salmaan.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Maxamed Binu Salmaan ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal...
The National Security Agency and the National Intelligence Agency have today seized military equipment and supplies at the Port of Mogadishu that were said to be going to Al-Shabaab.
A press release from the Somali National Intelligence Agency said that today the army has seized a commercial product that was...
Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Maanta Dekada magaalada Muqdisho ku qabtay agab iyo saanad ciidan oo la sheegay in loo waday Ururka Al-Shabaab.
Warsaxafadeed kasoo baxay Taliska hay'adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Saanada ciidan ee Maanta gacanta ku dhigeen in lagu soo dhex qariyay...
The President of Somaliland, Muse Bihi Abdi, said that Somaliland will not receive international aid to hand over its power to foreigners.
The president, who spoke at the commemoration event on May 18, said that it is time for elections, and that the international community has nothing to do with...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in anay Somaliland deeqaha caalamiga ah ku badalanayn in ay taladeeda shisheeye u gacan galiso.
Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay munaasibada xuska 18 May, ayaa sheegay in la galayo wakhti doorasho, isla markaana anay beesha caalamku shaqo kulahayn talada doorashooyinka Somaliland.
"Waxaynu u diyaar...
Waxaa Xalay magaalada Melbourne ee dalka Australia ku geeriyooday Allaha u naxariiste Jenaraal Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Golahii sare ee dowladdii dhexe ee dalka Soomaaliya.
Allah u naxariiste marxuumka oo ka mid ahaa Golihii kacaaanka ayaa xilal badan oo ay ka mid ahayeen Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo...
Gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa laga xusay munaasibada 18 May oo ku beegeen 32 sanno kahor markii ay Somaliland ku dhawaaqday in ay ka noqotay midowgii Jamhuuriyadii Soomaaliyeed.
Dabaaldagyada oo ka dhacay dhamaan degmooyinka iyo gobolada Somaliland ayaa waxa ugu waynaa dabaal daga magaalada Hargaysa, halkaasi oo uu Madaxweyne Biixi...


















