Tuesday, August 11, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiiradda Gaashaandhigga dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka wada hadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta gudaha dalka Soomaaliya iyo qeybo ka mid ah dalka Kenya. Wasirka Wasaaradda Gaashaandhgga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa dhigiisa...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax duhurnimadii maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay meelo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa mid lagu xiray gaari uu laha qof muwaadin ah oo ku baakina agagaarka Muqdisho Mall ee...
Wasiirkii hore ee arrimaha dibbada Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inay Puntland qalaalase siyaasadeed wajihi karto haddii Madaxweyne Deni uusan caddeynin in doorashada qof iyo cod ay ku eg tahay dowladaha hoose oo kaliya. Wasiir hore Cawad ayaa ku raacay madaxweyne Sheikh Maxamuud aragtidiisa ku aadan in Puntland dhibaato...
Ergayga ganacsiga iyo arrimaha dhaqaalaha ee madaxweynaha Soomaaliya, Khadar Cabdiraxmaan Faroole ayaa beeniyay warar sheegaya inuu ka dambeeyay weerar ciidamo maleyshiyaad ah ka geysteen magaalada Garowe. Weerarkaas oo geystay dhimashada labo askari oo katirsanaa ciidanka Puntland, kuwaas oo qeyb ka ahaa kolonyo galbinaysay qalabka doorashada dowladaha hoose ee Puntland. Khadar Faroole...
Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud inuu abaabulay weerar xalay ka dhacay Garowe oo lagu qaaday ciidamo galbinayay sanaadiiqda doorashada. Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarkan uu Xasan Sheikh Maxamuud uga wakiil ahaa, Khadar Cabdiraxmaan Faroole...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has appointed Mako Mohamud Muse as the President's Adviser on Controlling the Flow of Illegal Arms in Somalia. President Hassan Sheikh Mohamud said that this step is part of Somalia's national plan to tolerate the arms embargo, and it...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mako Maxamuud Muuse iney noqoto Lataliyaha Madaxweynaha dhanka Xakameynta qulqulka hubka sharci darada ah ee Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in talaabadani ay qeyb ka tahay qorshaha qaran ee Soomaaliya lagaga dulqaadayo Cunaqabateynta hubka saaran, islamarkaana ay muhiim...
Isku dhac dhexmaray beelo dhul isku haysta oo wada daga gobolka Todheer ee Somaliland, ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 2 qof. Khilaafka labada beelood ayaa dhowr jeer laga odayeeyay, iyada oo heshiis la dhex dhigay labada dhinac lakiin colaada ayaa maalmihii u danbeeyay dib usoo cusboonaatay, iyadoo sababtay dilal. Hadaba, Madaxweynaha...
The news we are getting from the city of Garowe, the capital of the Puntland administration, says that there has been a pause in the movement of flights at Garowe airport. The violence that took place last night in the vicinity of the airport, between Puntland forces and tribal militias,...
Wararka aanu ka helayno magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, ayaa sheegaya in uu hakad ku yimid dhaqaaqyadii duulimaadyada ee garoonka diyaaradaha Garowe, Shaqaaqo xalay ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha, taasoo u dhaxeysay ciidamo katirsan Puntland iyo maleyshiyo beeleed ayaa waxay saamayn amni ku yeelatay shaqadii garoonka. Shirkadaha duulimaadyada ayaa sababo...