Tuesday, August 11, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku heshiiyey in sare loo qaado amniga dowlad goboleedka Hirshabeelle kadib wada hadalo magaalada Jowhar ku dhex maray taliyeyaasha labada dhinac. Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Col. Xasan Dhicisow, Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay...
Wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo sagaalkii bishaan ku fatahay xaafadaha Baledweyne oo sababatay barakaca kumanaan qoys ayaa saacadahii lasoo dhaafay bilaabay inuu ka naqo xaafadaha qaar. Wabiga Shabeelle ayaa meelo badan oo ka mid ah xaafadaha Bundaweyn, Kooshin, Howlwadaag iyo Xaawa taako ka...
Dadka ku nool tuulooyinka xuduud Beeneedka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya ee ismaamulka Lamu ayaa aad ugu farxay kadib markii lagu dhawaaqay in 90 maalmood gudahood la furayo xadka Kenya iyo Soomaaliya. Mamnuucidda dhaq-dhaqaaqa xuduudaha ee labada dal ayaa soo jirtay 12-kii sano ee la soo dhaafay. Waxaa la soo rogay...
The Security Forces and the National Intelligence of Somalia have again today seized military equipment and supplies at the port of Mogadishu that were said to be going to the Al-Shabaab group. The Minister of State of the Ministry of Internal Security of the Government of Somalia, Mohamed Ali Hagaa...
Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta markale dekada magaalada Muqdisho ku qabtay agab iyo saanad ciidan oo la sheegay in loo waday kooxda Al-shabaab. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo wasiir ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Cabdraxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa warbaahinta u sheegeen in...
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamsa Abdi Barre, today opened the National Conference of Somali youth in Mogadishu to implement the National Youth Policy. This conference, which is the 9th gathering of Somali youth, will last for three days, and was attended by hundreds of young...
Raysal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqan gelinayo Siyaasadda Qaran ee Dhallinyarada. Shirkan oo ah kii 9-aad oo ay isugu yimaadaan dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa socon doona muddo saddex maalmood ah, waxaana ka soo qeyb galay...
The Puntland opposition politicians' forum said that they are not aware of or reject talks on the Puntland election controversy. The Minister of Internal Affairs of Puntland, Abdi Farah Juha, said on Friday yesterday that the politicians opposed to the election refused to participate in a lunch meeting that they...
Madasha siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa sheegay in aysan ka warqabin ama aysan diidin wadahadallo looga hadlayo muranka doorashada Puntland. Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxa, ayaa jimcihii shalay sheegay in siyaasiyiinta doorashada kasoo horjeeda ay diideen inay kasoo qeyb galaan kulan qado ah oo ay ku casuumeen, si loo...
Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay koox yar kasoo horjeedaan doorashooyinka dimuqraadiyadda, isagoo kooxdaas ku tilmaamay kuwo riyoonaya. Hadalka madaxweyne Deni ayaa u muuqday mid adkaynaya mowqifkiisa ku aadan qabsoomidda doorashada golayaasha deegaanka Puntland, xilli siyaasiyiinta mucaaradka ay diidan yihiin. "Koox yar oo riyo ku jira ayaa diidan...