Tuesday, August 11, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wararka naga soo gaaraya degmada wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Maanta halkaasi ay ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxeysa laba maleeshiyo beeleed oo wada dega degmada Wanlaweyn iyo nawaaxigeeda. Xiisada colaadeed ayaa laga dareemaya duuleedka degmada Wanlaweyn, taasoo daba socota dagaal bilaawgii todobaadkaan ka dhacay deegaanka...
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in xasarado ka taaganyihiin badanka gobolada Somaliland. Guddoomiyaha oo daadihinayay dood ay la haayeen golaha guurtidu ayaa sheegay in qalalaase ka jiro gobolada qaar kood. "Meel anan qiiqaynin ma jirto, hada lagu maqanyahay qaar baa guurtidii jirtaa, kuwo ayaynu go'aamo ka gaadhno...
Isimada iyo nabadoonada gobolka Nugaal ayaa xal ka gaaray khilaaf ka taagnaa  doorashada golayaasha deegaaanka Puntland, khilaafkaas oo dhaliyay dhimasho iyo qalalqal ku yimid amnigii Garowe. Kulan ka dhacay hoyga Islaam Ciise Islaam Maxamed, ayaa lagu go’aamiyay in siyaasiyiinta kasoo horjeeda doorashada, kuwaas oo deegaan ahaan kasoo jeeda Garowe ay...
Beesha caalamka ayaa Puntland ku bogaadisay sida ay uga go'antahay inay ka mirodhaliyaan ballanqaadkooda ku aadan hirgalinta nidaamka dimoqraadiyadda. Warsaxaafadeed kasoo baxay beesha caalamka ayaa lagu yiri," Saaxiibdu waxay qireen dadaallada, sida gaarka ah uu bixiyay Guddiga Ku-Meel-Gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC), si looga gudbo caqabadaha waaweyn ee horyaalla...
Sarkaal ciidan oo horey usoo noqday taliye ku xigeenkii ciidanka ilaalada ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe ayaa saakay lagu dilay magaalada Garowe. Warar aan si dhab ah loo xaqiijin waxay sheegayaan inuu u geeriyooday tacshiirad ay ku fureen maleyshiyaad ka amar qaata siyaasiyiinta diidan doorashada Puntland. Xiddige Xayle Carabay Xiireey...
The Ethiopian government has revealed the real damage caused by the two-year war in the Tigray region, which the warring parties have recently reconciled. The Minister of Finance of Ethiopia, Ahmed Shide Mohamed, who opposed the report of the 9 bills to the Budget Planning Committee of the People's Assembly,...
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkii mudada labada sano ah ka socday gobolka Tigray, kaas oo dhinacyadii uu dagaalku ka dhaxeeyay ay dhawaan heshiiyeen. Haddaba Wasiirka Maaliyadda ee dalka Itoobiya Axmed Shide Maxamed oo warbixinta 9ka biilood ka horjeediyay Gudida qorsheynta miisaaniyadda ee...
Cabdulqaadir Xasan Cabdulle (Sheelare) oo ahaa askari dowladda katirsan, kaasoo lix qof oo shacab ah ku dilay qori Dhashiike ah intii lagu gudo jiray shaqaaqo ka dhacday isgoyska Siinaay ee degmada Yaaqshiid, ayaa maanta lagu xukumay dil toogasho. Askarigaan ayaa sidoo kale dhaawacay afar qof oo kale, kuwaas oo haatan...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo qorsheysan oo ay Xalay ciidanka dowladda ka sameeyeen degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu soo qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab iyo waxyabaaha maanka dooriya. War qoraal ah oo kasoo baxay taliska Booliska qeybta guud ee gobolka banaadir ayaa lagu sheegay in howlgalka...
The Somali Police Force and the African Union AMISOM have agreed to increase the security of the Hirshabelle region after talks in Jowhar between the commanders of both sides. The meeting was attended by the Hirshabelle State Police Commissioner, Col. Hassan Dhicisow, Head of the United Nations Office in Jowhar,...