Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyay golaha wasiirrada, guddoomiyayaasha gobollada Puntland iyo hay'adaha kale ee dowliga ah, sida lagu shaaciyay wareegto goor dhowayd ay faafisay madaxtooyada Puntland.
Liiska wasiirrada cusub ayaa ka kooban 43 xubnood oo loo kala magacaabay wasaarado kala duwan, kuwaas oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada ee Muqdisho ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka howlgala dalka, isaga oo la wadaagay warbixin ku saabsan xaaladda guud ee Soomaaliya.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sida madaxtooyadu sheegtay, guulaha ay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed iska kaashadeen, kuwaas oo...
Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gashay marxalad cusub oo dhanka tamarta ah kaddib markii markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey uu toddobaadkan soo gaaray biyaha dalka, gaar ahaan goobta ceelka lagu magacaabo Curad-1.
War kasoo baxay Transparency Somalia Initiative (TSI) ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay muujinayso isbeddel muhiim...
Madaxweynihii Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii madaxweynaha, sida uu ku sheegay qoraal kooban oo uu ku daabacay bartiisa rasmiga ah ee Facebook.
Go’aankan ayaa imaanaya saacado kaddib markii ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa mucaaradka ee...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa gudaha u galay magaalada Baydhabo wax yar kaddib markii duleedka magaalada dagaal kula galeen ciidamada koonfur Galbeed.
Muuqaallo laga soo duubay magaalada ayaa lagu arkayay taliyaha dhawaan loo soo magacaabay ciidanka Booliiska gobolka Baay, Saddiiq Doodishe iyo ciidamo uu hoggaaminayay oo socod lug ah marayay...
Ururka Goboleedka IGAD ayaa sheegay inuu si dhow ula socdo xaaladda ka taagan Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, xilli ay sii kordhayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada.
War-saxaafadeed kasoo baxay IGAD ayaa lagu muujiyay walaac xooggan oo ku saabsan kororka xiisadaha, iyadoo dhinacyada oo...
Dowladda Federaalka ayaa eedeyn culus u jeedisay mas’uuliyiin, uu ku jiro Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, iyo Guddoomiyaha Aqalka Wakiilada ee Maamulka Koonfur Galbeed Cali Saciid Fiqi inay si dadban u taageereen ama u dhiirrigeliyeen kooxda Al-shabaab, inkastoo aysan soo bandhigin Wasaaradda caddeymo faahfaahsan oo arrintaas muujinaya.
"Dowladda Federaalka...
Janaraal Muhoozi Kainerugaba, oo ah taliyaha ciidamada dhulka ee Uganda isla markaana ah wiilka madaxweynaha Yoweri Museveni, ayaa sheegay in dalkiisa uu taageeri karo Israel haddii uu sii xoogeysto dagaalka ka socda Bariga Dhexe.
Qoraallo xiriir ah oo uu toddobaadkan ku baahiyay baraha bulshada ayuu ku muujiyay taageerada Uganda ee...
Hawlgalka Kumeel-gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa sheegay inay si dhow ula socdaan xaaladda ka taagan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, iyadoo muujisay walaac ku saabsan xiisadaha siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada.
War-saxaafadeed ay soo saartay UNTMIS ayaa lagu sheegay in khilaafaadka u dhexeeya Dowladda...
Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixisay natiijada doorashada golayaasha deegaanka ee degmooyinka Gobolka Banaadir, ka dib markii guddiga doorashooyinka qaranka ay horey u soo saareen natiijo ku meel gaar ah.
Go’aankan oo lagu gaaray fadhigii Maxkamadda ee 8 March 2026, ayaa waxaa saxiixay dhammaan garsoorayaasha Maxkamadda...


















