Saturday, August 8, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa howlgalo xoogan ka sameeyay inta u dhaxeysa deegaanada Gandarshe iyo Arbacow oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa la sheegay iney fuliyen cutubyo ka mid ah guutada 23-aad ciidanka Gungaar ee koofi casta xoogga dalka Soomaaliya oo burburiyay saldhigyo kooxda Al-shabaab ku laheyd inta...
Kenyan Defense Minister Aden Barre Duale said that the Kenyan army and other security groups will deal with the activities of al-Shabaab, to ensure that Kenyan land remains safe. He warned Al-Shabaab and noted that they will not be allowed to commit terrorist acts in Kenya. "The militia should not find...
Wasiirka Difaaca dowladda Kenya Aaden Barre Ducaale ayaa sheegay in ciidamada Kenya iyo kooxaha kale ee ammaanka ay la tacaali doonaan dhaqdhaqaaqyada Alshabaab, si loo xaqiijiyo in dhulka Kenya uu ahaado mid ammaan ah. Waxa uu u digay Alshabaab, waxa uuna xusay in aan la ogolaan doonin in ay ku...
Somaliland said that it did not like the report by the World Health Organization (WHO) on Thursday about the destruction caused by the war to health centers in Lasanood. A statement issued by the Ministry of Foreign Affairs of Somaliland said that the Somaliland forces are protecting the land and...
Somaliland ayaa sheegtay in anay jeclaysan warbixintii ay hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Khamiistii kaga warbixisay burburka uu dagaalku u gaystay xarumaha caafimaadka Laascaanood. Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibaadda Somaliland ayaa lagu sheegay in ciidamada Somaliland ay dhulka iyo shacabka Somaliland ka difaacayaan argagixiso iyo maleeshiyo beeleed, isla markaana...
Xubno ka mid ah dagaalamayaasha Ururka Al-shabaab ayaa Xalay saqdii dhexe weerar khasaare dhimasho iyo dhaawac leh geystay ku qaaday degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa yimid kadib markii xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerar ku qaadeen bar koontarool oo ay ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin degmada Deyniile. Xubnaha...
Kenya's security forces arrested two foreigners in Garisa while they were on their way to join the Al-Shabaab group fighting in Somalia. Officials said the two Tanzanian men, Abdirahman Shaffi Mkwatili, 25, and Sadam Jafari Kitia, 30, were arrested on Wednesday, July 12, in possession of a Swahili language book...
Laamaha amaanka ee dalka Kenya ayaa magaalada Gaarisa ku qabtay labo nin oo ajaaniib ah xilli ay u socdeen in ay ku biiraan kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Saraakiisha ayaa sheegay in labadan nin oo u dhashay Tanzania oo lagu kala magacaabo, Cabdiraxmaan Shaffi Mkwatili, 25 jir ah iyo...
The Al-Shabaab group said today that they have taken over the Geriley area in Gedo region, where Kenyan troops who were part of the ATMIS peacekeeping operation left a few days ago. The al-Shabaab issued a statement saying that they waged a multi-directional war on a base where the Jubbaland...
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay maanta la wareegeen degaanka Geriley ee gobolka Gedo, halkaas oo maalmo ka hor ay ka baxeen ciidamada Kenya ee qeybta ka ahaa howgalka nabad ilaalinta ee ATMIS. Alshabaab ayaa bayaan ay soo saareen waxay ku sheegeen inay dagaal dhowr jiho ah ku qaadeen saldhig ay...