Saturday, August 8, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Taliska ciidanka Danab ee Puntland ayaa beeniyay inay wadaan dhadhaqaaqyo ciidan oo mar kale sababi kara inuu dagaal ka dhaco magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Bayaan kooban oo xalay kasoo baxay Danab ayaa lagu sheegay in aan dadka lagu barakicin warar been abuur ah oo aan sal iyo raad toona...
The commandos of the country are conducting operations against Al-Shabaab in the villages between Gal-cad district and Bud-bud area of ​​Gal-gudud region. Officials of the government forces who spoke to the government media said that they have caused a great loss to the al-Shabaab group. In the operation carried out in...
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka, ayaa howlgallo ka dhan ah Alshabaab ka wada tuulooyinka u dhexeeya degmada Gal-cad iyo degaanka Bud-bud ee gobolka Gal-guduud. Saraakiil katirsan ciidanka Dowladda oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay inay khasaare weyn gaarsiiyeen kooxda Alshabaab. Howlgalka laga fuliyay gobolka Galgaduud waxaa la sheegay in lagu burburiyay...
Hirshabeelle police officers who are protesting against four months of unpaid wages have blocked the main road in Baledweyne. These forces have stopped traffic and public traffic for hours, especially in front of the Baledweyne Police Station, some of whom spoke to the media said that they will continue to...
Ciidamo ka tirsan Booliiska maamulka Hirshabeelle oo ka gadoodsan Mushaar la'aan afar bilood ah ayaa xirtay goordhaw wadada dheer ee Laamiga oo halbowle u ah isku socodka magaalada Baledweyne. Ciidamadaan ayaa hakad galiyay mudo saacado ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha wada laamiga ah gaar ahaan afaafka hore ee Saldhiga...
The Court of Appeal of Banadir Region has today heard a case against 36 foreign defendants, who were previously sentenced by the Court of First Instance of Banadir Region. The defendants have appealed their verdict, which led to their case being heard again today. These fishermen, who are from Iran and...
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo axad ah u fariisatay dacwad ka dhan ah 36 Eedeysane oo ajaanib ah, kuwaasoo horay ay u xukuntay Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Banaadir. Eedeysanayaasha ayaa racfaan ka qaatay xukunkooda, taasoo keentay in mar kale maanta la dhageysto dacwadooda. Kalluumeysatadan oo u kala dhashay...
Wararka ka imaanaya xerada Xagardheer oo ka mid ah xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaasi nin ku hubeysna Tooreey uu ku gowracay wiil yar oo la sheegay inuu Abti u ahaa, islamarkaana sidoo kale uu dhaawacay gabar la dhalatay oo laheyd Uur 8 bilood ah. Ninka...
The Chairman of the People's Assembly of the Federal Parliament of Somalia, Sheikh Adan Mohamed Noor (Madobobe), together with the Chairman of the Upper House, Abdi Hashi Abdullahi, held a joint meeting today at the center of the board and committees in Villa Hargeisa. The meeting discussed the points that...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay qodobadii kasoo baxay heshiiskii ay gaareen madasha Wadatashiga Qaranka oo...