The meeting of the Cabinet of Ministers of the Federal Government of Somalia which was chaired today by the Deputy Prime Minister of the Government of Saleh Ahmed Jama approved the appointment of the new Director of the Immigration and Nationality Agency which came from the proposal of the...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo uu Maanta shir guddoomiyay Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyay magacaabista Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo ku timid soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha.
Bishaan sideedeedii ayay aheyd markii uu wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya uu...
The Danab commandos and Darwish forces of the Jubbaland administration carried out a planned operation last night that killed 17 members of Al-Shabaab fighters in Weel Maaro area of Lower Jubba region.
A statement issued by the government of Somalia said that the members of the operation killed were a...
Ciidamada Kumaamooska Danab iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa Xalay howlgal qorsheysan oo lagu dilay 17 xubnood oo ka mid ah dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab ka sameeyay duuleedka deegaanka Weel maaro ee gobolka Jubbada Hoose.
War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xubnaha howlgalka lagu dilay...
The director of Somalia's presidency, Hussein Sheikh Mohamud, said that the government of Somalia is not planning to extend the period, instead it wants to consolidate the elections at the federal and regional levels.
The director of the presidency, who told the BBC Somali branch, said that the plan to...
Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in aysan u qorshaysnayn in ay muddo kordhin sameysato, taas beddelkeedna ay doonayso in la mideeyo doorashooyinka heer federal iyo heer dowlad goboleed.
Agaasimaha madaxtooyada oo u warramayay laanta BBC Somali ayaa sheegay, qorshaha muddo xileedka hay’adaha dastuuriga ah looga...
Forty of them were al-Shabaab, which the Federal Government of Somalia said were killed in Jubaland.
The forces of the federal government of Somalia and those of the Jubbaland administration have carried out several operations in which many fighters of the Al-Shabaab group have been killed in areas of Jubba.
The operation took place in the area called Weel Maarow and other areas 42 km away...
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa howlgalo dhowr ah oo lagu dilay dagaalamayaal badan oo ka tirsan kooxda Al-shabaab ka sameeyay deegaano ka tirsan Jubbooyinka.
Howlgalka ayaa xoogiisa ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Weel Maaroow iyo deegaano kale 42 KM u jira degmada Jilib ee gobolka Jubbada...
The Speaker of the Federal Parliament of Somalia, Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe, who chaired a meeting of the People's Assembly today, spoke strongly about the MPs who did not attend the Assembly sessions.
Chairman Sheikh Adan Madobe said that 130 MPs do not attend every session of the People's...
Puntland ayaa fal argigixiso ku tilmaamtay mid kamid ah xarumaha ganacsiga Boosaaso oo la gubay, gubitaankaas oo loo maleynayo inuu ka dhashay qarax lagu weeraray shirkadda Fadhisame, inkastoo weli aan la xaqiijin.
Taliyaha qeybta booliiska gobolka Bari, gaashaanle sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa sheegay in kooxaha argigixisada oo uu ula...


















