Mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hanti dhowrka guud ee qaranka oo maray akhrintiisii sadaxaad.
Hindise sharciyeedkaan oo ay horay usoo meel mariyeen Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa mudooyinkii dambe waxaa ka doodayay Xildhibaanada Golaha Shacabka, kuwaas oo maanta ugu dambeyn...
Raysal wasaarihii hore Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay Dowladda federalka Soomaaliya in ay wax ka qabto tabashada ay reer Hiiraan.
Wareysi uu bixiyay Cabdiweli Gaas ayuu ku sheegay in madaxweyne Xasan Sheikh looga baahan yahay inuu u tago reer Hiiraan kana...
Wariye Bushaaro Cali Baanday oo ay shalay siidaysay Maxkamada Gobolka Maroodijeex ee Somaliland, ayaa sheegtay in ay sharci daro ku xidhnayd muddo 3 billood ah, ugu danbayna ay cadaalad heshay.
Baanday ayaa shalay laga sii daayay xasbiga kadib markii ay iibsatay 1 sanno oo xadhig ah oo ay maxkamadu ku...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa sheegay in la dagaalanka musuq maasuqa ee dowladdiisa uusan ku ekayn shaqaalaha hoose ee hay'adaha dowladda.
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay in la arkidoono dhawaan, shakgsiyaad waawayn oo maxkamadda hortaagan, taasoo uu sheegay inay qeyb ka tahay ballanqaadka dowladdiiisa.
"Howshu waa socotaa maalin walbana waxaa...
Iyadoo deegaanada maamulka Galmudug uu ka socdo abaabulkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee looga saarayo deegaanada ay kaga sugan yihiin maamulkaas ayaa madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor waxa uu Xalay shaaciyay in Galmudug lagu soo rogay xaalad deg deg ah.
Madaxweyne Qoorqoor...
Wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo talaado ah soo saartay digniintii labaad oo ku wajahan shacabka ku sugan degaanada ay Shabaabku haystaan.
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga, Sarreeye Guuto, Cabdullaahi Cali Caanood, ayaa ku wargaliyay dadka deggen degaanada laga xukumo degmada Gal-Hareeri iyo Ceelbuur inay isaga baxaan sida ugu dhaqsiyaha badan.
Afhayeenka gaashaandhigga...
Guddiga xuquuqul insaanka ee baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa waxay walaac xooggan ka muujiyeen xaaladda maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe ee Xamar.
Guddiga ayaa warbixin ay kasoo ururiyeen xabsiga dhexe Xamar, waxay maanta la wadaageen xildhibaanada baarlamaanka, iyagoo sheegay in dad badani ay maxkamad la’aan muddo sanado ah ugu xiran yihiin...
Maalintii labaad, ciidamo katirsan Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa lagusoo waramayaa in ay xiran tahay laamiga isku xira magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo.
Tobaneeyo kamid ah gaadiidka xamuulka qaada, kuwaas oo u raran gobolada dhexe ee dalka ayaa ku xanniban kastamka degmada Xarfo ee gobolka Mudug, halka qaar kale...
Ciidanka Nabadsugida maamulka Jubbaland ayaa Xalay howlgalo qorsheysan ka sameeyay xaafado ka mid ah magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Taliska ciidanka Nabadsugida Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday in howlgalada Xalay ciidanka sameeyeen lagu fashilyay qarax miino oo lagu aasay mid ka mid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada...
SSC-Khaatumo oo ka hadashay dagaalkii shalay dhexmaray iyaga iyo Somaliland, ayaa sheegtay in 6 qof oo rayid ahi ay ku dhinteen 19 kalena ku dhaawacmeen duqaymo ay Somaliland la beegsatay Laascaanood.
Qoraal lagu daabacay bogga Facebook ee SSC-Khaatumo, ayaa lagu sheegay in duqaymuhu ay sidookale waxyeeleeyeen guryo iyo ganacsiyo, waxayna...


















