Friday, August 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

United Nations Secretary General António Guterres has appointed George Conway from Canada as the Deputy Special Envoy of the United Nations in Somalia (UNSOM) and Resident Coordinator in Somalia. Mr. Conway will also serve as humanitarian affairs coordinator. Mr. Conway took over from Adam Abdelmoula, who was born in Sudan...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa George Conway oo u dhashay dalka Canada u magacaabay ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) iyo Iskuduwaha Deganaanshaha Soomaaliya. Mr. Conway waxa kale oo uu u adeegi doonaa isku duwaha arrimaha bini'aadantinimada. Mr. Conway ayaa xilka kala...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdixakiim Maxamed Yuusuf, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya. Agaasimaha madaxtooyada ayaa horey u ahaa la taliyaha dhinaca siyaasadda ee madaxweynaha. Madaxtooyadu waxay sheegtay inuu leeyahay khibrad shaqo oo kor u dhaafaysa 20 sano oo ku aaddan dhinacyada horumarinta hay’adaha dowladda, maamul-wanaagga, tayeynta dowlad-goboleedyada...
Weriye Maxamed Ibraahim Bulbul oo kamid weriyayaasha magaalada Muqdisho, ayaa maalintii labaad u xiran Dowladda federalka, waxaana xarigiisa cambaareeyay ururada udooda xuquuqda saxaafadda Soomaaliya. Rag ku hubeysan bastoolado oo la sheegay in ay ahaayeen sirdoonka dowladda, ayaa weerar gacan qaad ah ku qaaday weriye Bulbul, galabnimadii shalay, xilli uu weriyuhu...
Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay, kooxda Alshabaab in aysan ogolayn inay wadahadal la galaan Dowladda Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka hadlayay dood su'aalo lagu weydiinayay ayaa wuxuu sheegay, tiro dhowr jeer ah in ay dowladdu isku dayday oo ay baafiyeen inay wada hadal ugu yeeraan...
 Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta markii ugu horreysay la horkeenay eedeysanayaal loo haysto agab militari oo lagu qabtay dekeda Muqdisho. Saddex nin oo ganacsato ah oo la sheegay inay qalabkan kasoo dajiyeen dekeda Muqdisho iyo darawaliinta gaadiid xamuul ah oo loo diyaariyay inay qalabkan u qaadaan deegaanada...
Somaliland ayaa iska leexisay eeda dilka abwaankii waynaa ee Jaamac Kadiye Cilmi, oo shalay lagu dilay Laascaanood, waxayna dilka abwaanka ku eedaysay kooxo argagixiso ah. Warsaxaafadeed kasoo baxday Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland, ayaa lagu sheegay in Abwaan Kadiye uu ku dhintay gacmaha kooxo argagixiso ah oo la yaqaan. "Wasaarada Gaashaandhigu waxay ka...
Hay'adda Taya dhowrka Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda ganacsatada Soomaaliyeed iyo shaqsiyaadka kale ee badeecadaha iyo alaabaha kale soo galiya gudaha dalka. War qoraal ah oo kasoo baxay hay'adda Taya dhowrka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in cidii aan wadan Shahaadada waafaqsanaanta ee hay'adda Taya dhowrka Soomaaliya ineysan wax...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Sarreeye Guuto Cabdullaahi Cali Caanood ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalo saacadahii lasoo dhaafay ciidanka dowladda Fedaraalka ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud. Sarreeye Guuto Caanood ayaa sheegay in howlgalada ka dhacay nawaaxiga degmada Galhareeri lagu dilay 30 ka mid...
Qaar kamid ah Axzaabta Siyaasadda Dalka ayaa Shir wadashi ah Isugu Yimid Magaalada Muqdisho iyadoo Ugu Horeyn Taageero weyn Loo Muujiyey Dagaalka ka Dhanka ah Khawaarijta iyo Musuqmaasuqa Intaas Kadib Axzaabtu Waxa ay Guda Galeen Ajendaha kulanka oo ahaa in Xisbiyadu Sameystaan Dalad Leh Xeer iyo Hogaan ay ku...