Friday, August 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Agaasimihii madaxtooyada Soomaaliya, Xuseen Sheikh Mxamuuud, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska casilay xilkiisii uu hayay tan iyo laga soo billaabo 23 May, 2022. Qoraal uu kusoo qoray boggiisa Facebook ayuu ku sheegay inuu xilka uga tagay, kaddib markii uu xoogeystay dareenkiisa ku saabsan xaaladda Koonfur Galbeed...
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furmay shir ay isugu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda dowladda Fedaraalka Soomaaliya, dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir. Shirkaan ayaa waxaa looga hadli doona arrimaha xeerka mideynta Canshuuraha, dib u habeynta Maaliyada iyo dhameystirka sharuudaha deyn cafinta, wuxuuna socon doona mudo laba maalmood ah. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda...
Raysal wasaaraha Xukuumad Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta magacaabay Agaasimaha guud iyo Agaasime ku xigeenka Xarunta Qaran ee Tubsan ee ka hortagga iyo la dagaallanka fikradaha xagjirka ah ee Rabahadaha Wata. Raysal wasaare Xamse ayaa Agaasimaha guud ee xarunta qaran ee Tubsan u magacaabay Cabdullaahi Maxamed Nuur, waxaana...
4 qof ayaa ku nafwaayey madaafiic ku dhacday bakhaar ku yaala magaalada Laascaanood, sida uu goob jooge BBC Somali u sheegay. Ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo, ayaa ilaa saaka subixii is waydaarsanayay rasaas, sida ay wararku sheegayaaan, inkasta oo aan war rasmi ah laga hayn baaxada iska hor imaadka. Magaalada Laascaanood...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ka sameeyeen tuulooyin hoostaga deegaanka Janaay Cabdale ee gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka Kumaandooska Danab ka sameeyeen tuulooyinka hoostaga Janaay Cabdale ayaa la sheegay in ciidanka ay ku dileen 7 ka mid ah...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maanta ka dhacay deegaanka Basra oo ku yaala inta u dhaxeysa degmooyinka Afgooye iyo Balcad ee gobolada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe, kaaso dhaxmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Ururka Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab ay...
Taliyaha Ciidanka Difaaca Soomaaliya (CDF), Jen. Ibraahim Sheekh Muxuyidiin ayaa la kulmay saraakiil sare oo katirsan xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Kulankan ayaa diirradda lagu saaray geeddi socodka xaaladda kala guurka amni ee Soomaaliya, gaar ahaan wajiga labaad ee soo socda ee dhimista ciidamada ATMIS. Intii uu socday kulanka madaxa xafiiska...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in dowladdiisa ay diyaarisay qorshe looga adkaan karo kooxda Al-shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in kooxda looga adkaan waayay dagaalka Militariga kaliya, sidaas darteed ay dowladiisa haatan dajisay sadax...
Dagaal u dhexeeya Booliiska Somaliland iyo Jabhadii dhawaan gashay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ayaa ka socda degmada Goda-yar. Dagaalka ayaa bilaabmay salaadii Jimacaha ee maanta kadib, ilaa iyo hadana war sugan lagama hayo sida uu ku bilowday, waana markii labaad oo intii jabahadani buurta dagtay uu dagaal dhexmaro ciidamo...
Iyadoo maalmahii lasoo dhaafay ay kordheen howlgalada ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya ay ku beegsanayaan goobaha kooxda Al-shabaab ay kaga sugan yihiin gobolada dalka ayaa hadana waxaa soo baxay digniin loo diray dadka shacabka ah ee ku sugan deegaanada Al-shabaab. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa qoraal...