Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda Xawaadaha iyo shirkadaha kale ee ganacsiga oo la faray iney ilaaliyaan gobanimada iyo wadajirka Soomaaliya.
Amarkaan kasoo baxay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa ku saabsan ineysan adeegsan karin Xwaadaladaha iyo Shirkadaha ganacsiga magaca Somaliland, islamarkaana ay isticmaalaan...
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay arrinta isbaarooyinka sharci darrada ah ee weli ka muuqda waddooyinka dalka, kuwaas oo khatar weyn ku haya horumarka, nabadda, iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.
War-saxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri, “Waxaa nasiib darro ah in...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa beeniyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay cunaqabateyn ku soo rogtay Maamulka Puntland.
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa sheegay in aysan jirin cunaqabateyn dowladdu sabab u tahay, balse wuxuu sheegay in madaxda Puntland ay hor istaagan yihiin in ay ku lug yeeshaan mashaariicda Federaalka.
Sida uu...
Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Cabdinaasir Buuni, ayaa xisbiga Waddani ku eedeeyay in anay ka dhab ahayn qadiyada Somaliland.
Buuni oo waraysi gaar ah siiyay HCTV, ayaa sheegay in hadalkii Raysal Wasaaraha Soomaaliya ee ahaa in uu rajo ka qabo in hoggaanka Somaliland is badalo, uu ula jeeday in Musharaxa Xisbiga...
Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta oo Sabti ah dhageysaneysa cabashada ay u gudbiyeen qareenada difaacaya Sayid Cali Macalin Daa'uud oo lagu helay inuu gubay Xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Sheekh Cabdicasiis bilowgii sanadkaan 2024.
Sayid Cali Macalin Daa'uud ayaa 6-dii bishii Marso ee sanadkaan Maxakamadda gobolka Banaadir ku...
Shirkadaha duulimaadyada Ethiopian Airlines iyo Flydubai ayaa u hoggaansamay amar Shalay kasoo baxay Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, kaasoo ahaa in shirkadahaan duulimaadyadooda Hargeysa ay u adeegsadaan Hargeysa Soomaaliya, halka markii hore ay u adeegsan jireen Hargeysa Somaliland.
App-ka shirkadahaan ee habka Online-ka looga jarto Ticket-yada ayaa lagu soo daray in...
Hay'adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa si degdeg ah u codsanaysa $18.5 milyan si loo xakameeyo faafitaanka cudurka mpox ee ka sii daraya guud ahaan Bariga, Geeska, iyo Koonfurta Afrika. Lacagaha waxaa loo isticmaali doonaa in lagu bixiyo adeegyo caafimaad oo muhiim ah oo la siiyo bulshooyinka nugul,...
Hogaanka sare ee maamulka SSC Khaatumo ayaa si adag u cambaareeyay safar maalmahii lasoo dhaafay uu madaxweynaha Somaliland ku marayay qeybo ka mid ah gobolka Sanaag.
Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka Khaatumo ayaa lagu sheegay in safarka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu yahay mid daandaasi iyo colaad cusub uu kaga hurinayo...
Waxaa banaanka u soo baxay khilaaf hareeyay Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo u dhaxeeya sadaxda masuul ee Wasaaraddaas oo kala ah Wasiirka, wasiir ku xigeenka iyo Wasiiru dowlaha, kuwaas oo isku khilaafsan maamulista wasaaradda Qorsheynta.
Khilaafka iyo is qabqabsiga u dhaxeeya masuuliyiinta oo la tilmaamay inuu mudo si hoose u soo...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag ugu eedeeyay raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed isku dayo uu geeska Afrika ka hurinayo colaad uu kaga leexinayo caqabadaha ka jira gudaha dalka Itoobiya.
Wasiir Fiqi ayaa sheegay in Soomaaliya mowqif adag ay ka taagan tahay khatar kasta...


















