Dowlada Itoobiya, ayaa ka fiirsanaysa in ay shidaalka kala soo dagto dekeda magaalada Berbera ee Somaliland, sida lagu baahiyay qaybo badan oo kamid ah warbaahinta madaxa bannaan ee Itoobiya.
Agaasimaha Guud ee Suuqgaynta iyo Cilmi-baadhista Saliida ee Hay'adda Maamulka Saliida iyo Tamarta Itoobiya, Ato Lemesa Tulu, ayaa sheegay in hoos...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay laba Lataliye sare oo la sheegay in kaalin weyn ka qaadan doonaan hirgalinta qorshayaasha muhiimka u ah dowladnimada, Dimuqraadiyadda iyo arrimaha Fedaraalka.
Madaxweynaha ayaa u magacaabay wasiirkii hore ee amniga maamulka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan Lataliyaha Sare ee Arrimaha Federaalka, kasoo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa taliyihii ciidanka Booliiska Soomaaliya, sarreeye Gaas Sulub Axmed Firin u magacaabay wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS.
Magacaabidda Sulub ayaa kusoo beegantay, iyadoo maanta oo khamiis ah lagu wado in taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya loo magacaabo, Gen. Asad Cismaan...
Hay’adda Sirdoonka Maaliyadda ee dalka Turkiga (MASAK) iyo Xarunta Warbixinadda Maaliyadda ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku kala saxiixday heshiis is faham iyo wada shaqeyn dhex marta hay’addaha sirdoonka maaliyadadeed ee labada dal.
Heshiiska dhexmaray labada hay'adood ee dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa la sheegay...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo magaalada New York ee dalka Mareynkanka uga qeyb galaya shirka meertada 79-aad ee Qaramada Midoobay ayaa halkaas kulan gaar ah kula qaatay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan geeska Afrika Annette Weber.
Raysal wasaare Xamse iyo Annette Weber ayaa...
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Taye Atske-Selassie ayaa sheegay in loo baahan yahay in si taxaddar leh looga fiirsado ka hor inta aan la go'aamin qabanqaabada bixitaanka dambeeya ee Howlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS.
Taye Atske-Selassie ayaa geesta kale sheegay in loo baahan yahay in la tixgelinayo...
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo xalliyo khilaafka taagan.
Madaxweyne Deni waxa uu sheegay inay u baahan yihiin in meel fagaare ah oo Soomaalidu marqaati ka tahay lagu wada hadlo, wuxuu intaas ku daray...
Dowladda Masar ayaa ka hadashay hub ay kasoo dajisay magaalada Muqdisho oo ay ugu talo gashay dowladda Federaalka Soomaaliya.
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Arrimaha dibadda Masar ayaa lagu sheegay in shixnadan hubka ah ay Masar ugu talo gashay si ay u taageerto una dhisto awoodda ciidamada Soomaaliya.
"Shixnaddu waxay dib u...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa walaac ka muujisay saanad milatari oo ay dowladda Masar siisay Soomaaliya, iyadoo sheegtay in ay ku dambayn doonto gacanta kooxaha argagixisada,
Hadalkan ayaa lagu sheegay maalin kadib markii Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Masar uu hub culus kasoo dajiyay magaalada Muqdisho.
Wasiirka arrimaha dibadda...
Maamulka ku meel gaarka ah ee SSC Khaatumo ayaa si kulul uga horyimid talaabo uu qaaday maamulka Puntland.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta maamulka SSC Khaatumo Najiib Barkhadle Warsame ayaa xadgudub iyo meel ka dhac ku tilmaamay in Puntland ay sheegato qeybo ka mid ah dhulka SSC Khaatumo.
”Waa wax aan sinaba loo...


















