Friday, July 31, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka uga qeyb galaya shir weynaha madaxda Caalamka ee Golaha guud ee Qaramada Midoobay. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Raysal wasaaraha uu ka...
Ciidamada Booliiska maamulka Hirshabeelle ayaa howgalo ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe kusoo qabqabtay rag burcad ah oo dhac u geysanaayay. Ragaan burcada ah ee gacanta lagu soo dhigay ayaa ka kooban 5 ruux, waxaana la sheegay in lasoo qabtay iyagoo ku...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa weerar qorsheysnaa ka fuliyay deegaanka Qeydar Cadde oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Xudur ee gobolka Bakool. Deegaanka Qeydar Cadde oo qiyaas ahaan degmada Xudur kaga beegan dhanka Waqooyi Galbeed 30 KM ayaa lasoo wariyay iney ku dagaalameen...
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in isfaham hordhac ah laga gaaray khilaaf adag oo maalmahii lasoo dhaafay u dhaxeeyay dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed. Wararka ayaa intaasi ku daraya in masuuliyiin uu hormuud u yahay Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jenaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo Baydhabo u tagay...
Madaxweynaha dowladda Mareykanka Joe Biden ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacaawday dalka Mareykanka Daahir Xasan Carab. Danjiraha Soomaaliya ee Washington Daahir Xasan Carab ayaa sheegay in madaxweyne Biden uu kala hadlay adkeynta xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Mareykanka. Danjire Daahir...
Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka gobolka Hiiraan ayaa digniin adag loogu diray dowladda Itoobiya oo la sheegay in abaabul ka dhan ah madaxbanaanida dowlada Fedaraalka Soomaaliya ay ka wado xadka gobolka Hiiraan uu la wadaago dowladda Itoobiya. Maamulka gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle ayaa lagu faray ciidamada qalabka sida iney adkeeyaan amaanka...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan, ayaa sheegay in dalkiisu uu doonayo inuu si gaar ah ula hadlo Soomaaliya iyo Itoobiya ka hor intaan la gaarin wada-hadalada soo socda. Ujeedada ayaa ah in la dhegaysto mowqifkooda ku aaddan heshiiska Addis Ababa ee ay la saxiixatay Somaliland. Fidan, oo la hadlayay...
Wararka ka imaanaya xadka ay wadagaan gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe, gaar ahaan dhanka degmada Jalalaqsi ayaa sheegaya in halkaas uu dib uga qarxay dagaal beeleed khasaare geystay. Dagaalka ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad u xoogan oo labada dhinac ay isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan, kaasoo sababay...
Xildhibaano katirsan golaha shacabka Soomaaliya oo kasoo jeeda degaanada Koonfur Galbeed ayaa ku eedeeyay hay’adda nabad sugidda ee NISA inay ka hor istaagtay inay u safraan magaalada Baydhabo oo ah deegaan doorashadooda. Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdulle oo kamid ah xildhibaanada sheegay in loo diiday inay Baydhabo u safarto ayaa tiri,...
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay tallaabo ka qaado agaasimaha  gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, oo Dhawaan saxaafadda kasii daayay hadal gef ku ah shacabka Koonfur Galbeed. Sidoo kale Madaxda Qaar kamid ah Xisbiyada Siyaasadda ayaa Hadalkan ku tilmaamey Mid Gef ku...