Thursday, July 30, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay taageerayaan madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe inuu qabsado doorasho uu maamulkiisa  u madax bannaan yahay. “Waxaan rabaa inaan halkaan ka caddeeyo inaan garab iyo gaashaan u nahay Jubbaland oo goosatay inay doorashadeeda sida sharcigu iyo nidaamku yahay ku qabsato. Waxaan ku boorinaynaa...
Puntland ayaa cambaaraysay khariirad cusub oo ay sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay muran ku gelisay gobollo iyo degmooyin ka tirsan maamulkeeda. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa lagu sheegay, in arrintan ay meel ka dhac ku tahay Dastuurka Puntland, Hannaanka dib u heshiisiinta iyo Dowlad-dhiska Soomaaliya. Puntland waxay...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa raali-galin ka bixisay khariirad qaldan oo loo isticmaalay xafladdii shalay lagusoo dhoweynayay markabka shidaal baarixsta ka sameynaya xeebaha Soomaaliya. War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda Batroolka iyo macdanta ee dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay inay ahayd cillad farsamo sawirka MAPKA...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaasoo maanta ka dhacay xaafadda Ceelka Cali Geedi ee degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay xaafadaha degmada Kaaraan ayaa la sheegay inuu ahaa miino la sii dhigay goob maqaaxi ah oo ay...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ilyaas Cilmi Lugatoor  ayaa si rasmi ah shaqadii uga joojiyey Alight International oo kamid ah hay'adaha ka howlgalla magaalada Laascaanood, kadib markii lagu eedeeyay in ay ku xad gudubtay xeerar Puntland. Shatigii ay hay’addan uga shaqayn jirtay Puntland ayaa lagala noqday sida uu sheegay ku-simaha Madaxweynaha...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku tilmaamtay maalin taariikhi ah oo uu dalka soo gaaray markabka Turkiga ee Oruc Reis, si uu u bilaabo xog uruurintii ugu horreysay abid ee shidaal baarista Soomaaliya. Dowladda ayaa aaminsan in mashruucan uu keenayo rajo cusub oo kor u qaadi doonta awoodda dhaqaale ee Soomaaliya.Cilmi...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo ka qeyb galayay shirar sanadeedka sanadlaha ah ee Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka 2024-ka, ayaa kulamo la qaatay dhiggiisa Yurub si loo dardargeliyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo horumarinta dib u habeynta maaliyadeed ee dalka. Wasiirka kulan uu la yeeshay...
Kooxda Daacish ee ku sugan gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland ayaa la sheegay in ay dakhli ka badan boqol kun oo dollar bishii ka soo xarayso baadda ay ka qaaddo shirkadaha isgaarsiinta, iyo ganacsiyada kale ee maxaliga ah ee ku sugan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Daacish ayaa la...
164-tahriibayaal Soomaali ah oo ku xayirnaa dalka Liibiya ayaa maanta si nabad gelyo ah dib ugu soo laabtay Muqdisho, taasoo qayb ka ah dadaallo xiriir ah oo ay iska kaashanayaan Soomaaliya,  Midowga Yurub (EU), Ururka Socdaalka Adduunka IOM, iyo hay'adda qaxootiga UNHCR. 55 ka mid ah dadka dib loosoo celiyay...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ku soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga dalka Turkiga Muusa Heybet iyo wafdi la socda markabka baarista shidaalka ee la filayo in uu soo gaaro magaalada Muqdisho. Muqdisho beri. Shidaal baarista ayaa qeyb ka ah iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga,...