Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii shalay lagu qaaday warshadaha hawada sare ee dalka Turkiga (TUSAS) ee magaalada Kahramankazan ee magaalada Ankara, kaasoo geystay khasaare kala duwan.
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarkan uu dhabar-jab ku yahay nabadda iyo ammaanka caalamka.
“Argagixisadu, nooc...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Xalay kulan ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho ku ansixiyay heshiis is afgarad oo dhexmaray Soomaaliya iyo Tanzania.
Kulanka ayaa waxaa shir guddoomiyey Rayal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, waxaana Golaha ay ku meel mariyeen heshiis is afgarad oo la xariira iskaashiga...
Alshabaab ayaa markii ugu horraysay shaacisay muuqaalka Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gama’diid oo kamid ahaa abwaanada reer Somaliland, kaasoo si toos ah ugu biiray kooxda Alshabaab.
Sawirro lagu faafiyay internetka ayaa dhinaca kale lagu arkay Gama’diid iyo Nageeye Cali Khaliif oo ku labisan dareeska ciidanka, watayna labo qori oo Ak47 ah,...
Maamulka Puntland ayaa wadatashi ugu yeeray xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo lagasoo doorta degaanadeeda.
Xildhibaanadan ayaa lagu casuumay in ay kasoo qeyb galaan kalfadhigga baarlamaanka Puntland oo dhawaan ka furmaya magaalada Garowe, kaasoo arrimaha looga hadli doono ay qeyb ka yihiin, khilaafka Puntand iyo dowladda Federaalka.
Xildhibaan katirsan...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Biixi iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa uga qeyb galaya magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka shirka sanad laha ah ee Bangiga Adduun iyo IMF.
Shirkaan oo ay ka qeyb galayaan in ka badan boqol wadan ayaa socon doono mudo todobaad ah, waxaana...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Raysal wasaare ku xigeen labaad oo ay yeelaneyso Xukuumaddiisa.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaare Xamse ayaa Cabdisalaan Cabdi Cali oo ahaa Wasiirka howlaha guud ee Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya loogu magacaabay inuu noqdo Raysal wasaare ku xigeenka labaad ee...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada dalka Jabuuti kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle.
Kulanka labada madaxweyne ayaa ahaa mid diiradda lagu saaray adkaynta nabadda, amniga gobolka, xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga labada dal, iyo ilaalinta gobannimada dalalka gobolka.
"Waxay si wadajir ah u soo...
War saxaafadeed uu soo saaray Ururka ONLF ayaa lagu sheegay in ururku uu hakiyay ka qaybgalka wada xaajoodka heer qaran ee Itoobiya, iyagoo ururku ku eedeeyay dowladda inay baalmartay qaabkii loo hagi lahaa wada xaajoodkaas.
Ururka ONLF ayaa war saxaafadeedkooda ku xusay in Xisbiga Barwaaqo ee talada haya laantiisa degaan...
Maxkamad kutaala dalka Itoobiya ayaa 60 xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ku xukuntay xabsiyo u dhaxeeya 2.5 sano ilaa 18 sano.
Shabaabka la xukumay ayaa la qabtay labo sano ka hor kadib markii ay ka soo gudbeen xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyagoo halkaasi kula dagaalamay ciidamada dowlad deegaanka, taasoo...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Bujumbura ee Caasimadda dalka Burundi halkaas oo uu kulan kulan qaatay dhigiisa dalkaas Évariste Ndayishimiye.
Labada madaxweyne ee dalalka Soomaaliya iyo Burundi ayaa kulan ay ku yeesheen madaxtooyada dalka Burundi kaga wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal,...


















