Sunday, June 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Midowga Yurub ayaa Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro, iyadoo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, uu shirka la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Ms. Karin Johansson, iyo xubno ka tirsan xafiiskeeda. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray hannaanka dib-u-habeynta iyo horumarinta Maaliyadda dalka, iyo taageerada Midowga Yurub...
Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf ayaa hada laga siidaayay jeelka Madheera, kadib markii ay Maxkamada Sare ee Somaliland amar ku bixisay siidayntiisa. Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Xuseen Mirre Giirre, ayaa warbaahinta u caddeeyay in xabsiga laga siidayay xildhibaanka kadib amarka kasoo baxay maxkamada. Giirre waxa uu sheegay in maxkamadu uga...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay furitaanka shirka sanadlaha ee Midowga Bangiyada Soomaaliyeed ayaa markale si adag uga hadlay arrimaha Canshuurta. Wuxuu sheegay madaxweynaha in khiyaanoole uu yahay qofka ka dhuunta bixinta lacagaha Canshuurta ah, islamarkaana dowladda ay la xisaabtami doonto cid walba oo diidan bixinta...
Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah el-Sisi, ayaa caddeeyay in dalkiisu uu taageersan yahay midnimada iyo xasilloonida Soomaaliya. “Soomaaliya kuma taageerno Itoobiya darteed. Waxanu u taageernay sababtoo ah waxay ku jireen xaalad xasilooni darro ah muddo 30 sano ah,” ayuu yidhi Madaxweyne el-Sisi mar uu la hadlayay madax kala duwan oo uu ka...
Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xoogan oo goordhaw ka dhacay afaafka hore ee Maqaayad ku taala dhabarka dambe ee guriga Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne. Qaraxa oo jugtiisa si weyn looga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay afaafka hore ee Maqaayad lagu...
Qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa maanta guddoonka Golaha u gudbiyay Mooshin ka dhan ah Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi. Xildhibaanadda gudbiyay Mooshinka ka dhanka Wasiir Fiqi ayaa Mooshinkooda ku saleeyay saluug badan oo ay ka qabaan shaqada Wasaaradda...
Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa xaqiijiyay in hogaamiyahooda Xasan Nasrallah lagu dilay duqeyn Israa’iil ay habeenkii Jimacaha ka fulisay dalka Lubnaan. Ciidamada ayaa sheegay in ay "bartilmaameedsadeen" xarumaha ururka Xisbullah, ee ku yaalla "meel dhulka hoostiisa oo laga hoos dhisay dhismo deegaan ah oo ku yaalla aagga Dahieh ee...
Warar dheeraad ah ayaa kusoo baxaya weerar qaraxyo ku bilaawday oo Xalay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ku qaaday degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah dadka ku sugan degmadaas ayaa warbaahinta u sheegay in weerarka uu ahaa mid ku bilaawday laba qarax oo jugtooda mar qura huradada...
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in aysan muuqan rajo laga qabo in Soomaaliya iyo Itoobiya ay isugu yimaadaan wada hadal fool ka fool oo ku saabsan xiisadda arrimaha badda. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in Itoobiya ay martay dariiq qaldan, oo ay u bareertay boobka qayb kamid...
Khubarada ammaanka  ayaa ka digaya in xiisadda sii kordheysa ee u dhaxeysa Itoobiya iyo Soomaaliya ay halis ku tahay xasiloonida gobolka Geeska Afrika, islamarkaasna ay fursad u abuurayso  Al Shabaab. “Soomaaliya, oo ah dal markii horeba hubku ku badnaa, waxaa hadda laga dareemayaa in hub badan la soo dejinayo iyada...