Mucaaradka Soomaaliya ayaa sheegay in bannaanbax ballaaran oo lagu waday inuu ka dhaco xaafado kala duwan oo Muqdisho ah loo raray Garoonka Eng yariisow, kadib markii la xiray waddooyin muhiim ah oo ku yaalla caasimadda oo ay ciidamo badan ay kusoo daadisay Dowladda Federaalka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif...
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Gobolka Banaadir, ayaa soo saaray digniin adag oo ku socota shacabka ku nool caasimadda, iyagoo ka digay in aan la oggolaan doonin bannaanbaxyo hubeysan ama falal rabshado wata iyadoo maanta la qorsheenayay inay banaanbaxaan Mucaaradka.
War-saxaafadeedka booliiska ayaa lagu sheegay in kaliya la oggol...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray wareegto cusub oo si toos ah u saameynaysa habka codbixinta doorashooyinka ka socda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Go’aankan ayaa yimid kadib wadatashiyo lala yeeshay ururrada siyaasadda iyo dib-u-habeyn lagu sameeyay diiwaangelinta codbixiyeyaasha qaar ka mid ah degmooyinka gobolka,...
Golaha Baarlamaanka ee dalka Türkiye ayaa ansixiyay heshiis taageero deeq ah oo nooc ahaan ah oo lala galay Somalia, iyadoo mudanayaashu ay muujiyeen sii ballaaranaya iskaashiga dhaqaale, amni iyo horumarineed ee Ankara la leedahay Soomaaliya.
Doodihii ka dhacay Baarlamaanka Turkiga intii lagu jiray ansixinta heshiiska ayaa xildhibaanno ka kala socday...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti City halkaasi oo uu kaga qayb galayo munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee dalkaasi Ismail Omar Guelleh.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha si diiran ugu soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti Abdoulkader Kamil Mohamed iyo...
Xisbi siyaasadeed Sinnaanta iyo Caddaaladda ee Sincad ayaa ku hanjabay inuu ka bixi doono doorashada maamulka Koonfur Galbeed, haddii aan wax laga qaban waxa uu ku tilmaamay musuq maasuq iyo cadaalad darro ka jirta geeddi-socodka doorashada.
Isagoo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo, xoghayaha guud ee xisbiga Sincad, Cabdifitaax Xasan...
Koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa ka dagay doon laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo ay afduubteen bishii hore, kaddib markii ay ku guuldarreysteen inay u adeegsadaan weerarro ka dhan ah maraakiib kale, sida ay saraakiil ka tirsan maamulka Puntland u sheegeen wakaaladda AFP.
Kooxdan oo ka koobnayd 11 burcad-badeed ayaa dabayaaqadii...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray go’aanno cusub oo si ku-meel-gaar ah u saameynaya howlaha dib-u-habeynta dhulalka caasimadda Muqdisho, kadib cabashooyin xooggan oo ka yimid shacabka ku nool qaar kamid ah degmooyinka magaalada.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir, Saalax Dheere oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa warbaahinta u akhriyay go'aano...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyagoo diiradda saaray xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga, dhaqaalaha iyo saameynta ka dhalatay culeysyada caalamiga ah ee sii kordhaya.
Kulanka oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Adeegyada Amniga Gaarka...
Dowladda Pakistan ayaa sheegtay inay wafdi u diri doonto magaalada Muqdisho, si ay dowladda Soomaaliya uga la hadasho sii daynta shaqaale u dhashay Pakistan oo lagu haysto Markab ay afduubteen burcad badeedda Soomaalida.
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Pakistan, Tahir Hussain Andrabi, ayaa sheegay in dowladda Pakistan ay xiriir joogto ah...


















