Saturday, June 6, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa amar qabasho u jartay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, Wasiirkii hore ee Difaaca Yoav Gallant, iyo hoggaamiyaha milatariga Xamaas, Maxamed Deif, iyagoo lagu eedeynayo dambiyo dagaal oo ka dhacay dagaalkii Qaza. ICC waxay ku eedeysay Netanyahu iyo Gallant inay si ula kac ah...
Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ka qabsoonto doorashada guddoonka cusub ee golaha Wakiiladda Baarlamaanka Jubbaland. Qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada guddoonka cusub ee golaha Wakiilada Jubbaland ayaa si weyn looga dhex dareemaya gudaha magaaladaas oo maanta amaankeeda si aad...
Dowladda Finland ayaa ku dhawaaqday inay joojisay taageeradii iyo iskaashigii laba geesoodka ahaa ee ay la lahayd Soomaaliya, iyadoo sabab uga dhigtay kaddib markii Soomaaliya ay diidday in muwaadiniinteeda lagasoo tarxiilo Finland. Go’aankaan ayaa waxaa ku dhawaaqay wasiirka ganacsiga iyo horumarinta ee Ville Tavio (Xisbiga Finland) mar uu shir jaraa’id...
Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulan wadajir ah oo ay maanta ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ku ansixiyay xeerka dhismaha Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadda ee ka qeyb galaya doorashooyinka dalka. Meel marinta xeerkaan ayaa waxaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay 177 Xidhibaan, waxaana ka...
Madaxweynaha xilka ka sii dagaya ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee la doortay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro. Madaxweyne Biixi waxa uu sheegay in doorashada loo galay sidii  bulshadu ay u dooran lahayd qofka ay rabaan, waxa uu hoosta ka xariiqay in doorashada Madaxweyne Cirro ay...
Xisbiga Himilo Qaran oo uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa hambalyo u diray Baarlamaanka 3aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland oo ay xulashadiisu shalay soo gabagabeeyeen odayaasha dhaqanka Jubaland loona dhaariyay xilka lagu xildhibaanimo waxaana xisbiga uu bogaadinayay Guddiga Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka...
Sir Gavin Williamson, xoghayihii hore ee difaaca ee Boqortooyada Midowday, ayaa sheegay in Donald Trump uu dhowaan wadahadalo la yeeshay kooxdiisa ku aaddan aqoonsiga Somaliland, taas oo noqon doonta tallaabo muhiim ah oo siyaasadeed, sida uu u sheegay wargeyska The Independent. Sir Gavin ayaa ku kalsoon in Trump uu arrintan...
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo shacabka Somaliland kaddib doorashadii madaxtinimada ee halkaas ka dhacday 17-kii November. Qoraal lagu faafiyay barta X, ayay safaaraddu ku ammaantay hannaanka doorashada ee Somaliland oo ay ku tilmaantay mid Tusaale...
Guddiga Doorashooyinka Jubaland ayaa maanta si rasmi ah uga gudoomay odayaasha dhaqanka ee beelaha dega Jubaland feylasha liiska xubnaha cusub ee Golaha Wakiillada Saddexaad ee Jubaland. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Jubaland, Dr. Mursal Siyaad Maxamed, oo ay wehliyaan xubnaha guddiga doorashada, ayaa mid-mid u qaabilay odayaasha dhaqanka waxaana oday kasta uu...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro guusha uu kasoo hoyay doorashadii guud ee ka dhacday Somaliland, waxaana uu sheegay in looga baahan yahay Cirro inuu ka shaqeeyo arrimaha dib usoo nooleeynta wada hadaladii Soomaaliya iyo Somaliland. Xasan Sheekh ayaa sidoo kale...