Saturday, June 6, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiirka Warfaafinta ee Jubaland, Cabdifitaax Maxamed Mukhtaar ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii uu shalay jeediyay Ra’iisul wasaraaha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre kaa oo uu kusheegay in Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe uusan sharciyad u haysanin inuu qabto doorasho. “Ra’iisulwasaaruhu waa in uu isagu dib iskugu noqdaa. Waxa aan xasuustaa xilli...
Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro loo doortay madaxweynaha 6aad ee Somaliland, sidookale, xisbiga Waddani, ururka Kaah iyo xisbiga Kulmiye ayaa xisbinimo ku guulaystay. Tirada guud ee codadka la dhiibtay doorashada madaxtooyada Somaliland waa 647,863, halka tirada guud ee codadka ansaxay lagu sheegay 638,126, sidookale...
Waxa magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland soo gaadhay wafti uu hoggaaminay Raysal Wasaare Ku Xigeenka Itoobiya Aadan Faarax, waxa kale oo waftiga ku wahelinaya Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar. Waftigan sare ee ka socda dowlada Itoobiya ayaa Somaliland u yimid ka qaybgalka aaska madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed...
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay Shacabka iyo Maamulka Somaliland Doorashadii ka dhacday degaanada Somaliland 13kii Bishaan November taa oo ahayd mid Qof iyo Cod ah oo si xor ah uga dhacday degaanadaasi. "Waxaan hambalyeenayaa oo aan bogaadinayaa doorashada xorta ah ee ka dhacay Somaliland, shacabka Somaliland...
Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Jubaland (GMMJ) ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Jubaland. Magacaabidda guddigan ayaa yimid kadib markii Golaha mucaaradku ay ka horyimaadeen waxay ugu yeereen, Maroorsiga doorasho ee lagu eedeeyay madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe. Golaha Musharaxiinta Jubbaland ayaa sheegay in guddigan oo ka kooban 7...
Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Puntland, Cabdi Siciid Juxa, ayaa shaaca ka qaaday in ku dhawaad 30,000 oo qaxooti Ethiopian ah ay muddo 10 bilood ah soo galeen deegaannada Puntland. Wasiirka ayaa arrintan ka hor sheegay baarlamaanka Puntland, isagoo walaac xooggan ka muujiyay qulqulka dadka soo galootiga ah ee Itoobiyaanka ah. Wasiir...
Guddiga Doorashooyinka Jubaland ayaa maanta kulan la yeeshay Odayaasha Dhaqanka beelaha Jubaland, kuwaas oo door ku leh soo xulista Xildhibaannada ku matali doona Baarlamaanka Dowladda goboleedka Jubaland. Kulankaan ayaa ahaa mid ay dhinacyada kaga arinsanayeen arrimaha horutabinta u leh Doorashada Jubaland oo ay ugu horeeyso soo xulista Xildhibaanada. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka...
Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay siyaasadda xiligaan ay dhex muquuranayso Soomaaliya gaar ahaan arrimaha la xiriira Doorashooyinka, waxaana uu shaaca ka qaaday in Baarlamaanka ay si sharcidarro ah u meelmariyeen Xeerka Dhisidda Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka, isagoo Madaxweynaha Soomaaliya uu adeegsanayo...
Maamul goboleedka Jubbaland iyo Xildhibaanada labada gole ee Jubbaland ku matala Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa ka horyimid talaabadii Shalay ku ansixiyeen Mudanayaasha labada Aqal xeerka dhisidda guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka. Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay inuusan sharci aheyn ansixinta Xildhibaanada labada gole ee ku aadan...
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah mudanayaasha Golaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud uu qorsheenayo muddo kororsi 2sano, hadii ay sidaan wax kusii socdaana ay aadi doonaan Mirinaayo iyo Badbaado Qaran 2. Jeesow oo wareysi siinayay Somali Cable  Tv  ayaa sheegay in bisha June 2025...