Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo Sheegay in Galmudug Diyaar u tahey Doorasho Qof iyo Cod.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaaca ka qaaday in deganaada Galmudug ay diyaar u yihiin inay ka qabsoomto Doorashada Qof iyo Cod.
Qoor Qoor waxa uu ku tilmaamay Doorashadii dadbaneyd mid hubanti la'aan ah oo aan lagaraneynin meesha ay Soomaaliya u waday, waxaana uu ku...
Burundi ayaa ku eedaysay Soomaaliya khiyaano iyo abaal la’aan, kaddib markii laga waayay liiska waddamada loo ogolaaday inay ciidamo u diraan hawlgalka cusub ee Midowga Afrika ee nabad soo celinta Soomaaliya oo ku yaalla Geeska Afrika.
Hawlgalkan cusub, oo loo yaqaan AUSSOM, ayaa billaaban doona Janaayo 2025, isagoo beddelaya hawlgalkii...
Puntland ayaa soo saartay awaamiir cusub oo lagu xoojinayo xiriirka ganacsi ee kala dhexeeya Itoobiya, gaar ahaan Dowlad-deegaanka Soomaalida.
Awaamiirta ayaa xoogga saaraysa in canshuurta soo gelidda laga dhaafo gaadiidka xamuulka ah ee ka yimaada dowlad deegaanka, kuwaas oo kusoo xiranaya dekedda Garacad maalmihii ugu dambeeyay.
Colaadda ka jirta Dawacaley ayaa...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee 26-kii bishaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo loo dilay arrimo la xariiray aano qabiil.
Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa falkaasi ku tilmaamay ayaan...
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Bartoolka iyo Macdanta Daahir Shire Maxamed iyo Wasiirkii hore Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa xusay in Wasaaradda looga fadhiyo dhammaystirka qorshooyinka Xukuumadda DanQaran ee ku aaddan soo saarista shidaalka.
“Waxaan rabnaa in wasaaraddani dhabaha...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codsi u dirtay dowladda Burundi si ay Soomaaliya ugu soo dirto koox farsamo oo ka shaqaysa arrimaha bixitaanka ciidamada Burundi ee ku sugan Soomaaliya.
Ujeeddada codsigan ayaa ah sidii labada dhinac uga wada xaajoon lahaayeen wareejinta mas'uuliyadaha ay ciidamada Burundi gacanta ku hayaan iyo sidii loo...
Shacabka ku nool xaafada Buula Weekiyo ee Degmada Xamar Jajab ayaa saakay kusoo toosay Ciidamo tira badan iyo Cagaf cagafyo la galinayo Guryihii ay Xaafada ka degaanayeen.
Sida ay dadka qaar sheegeen Shacabka Xaafadaasi ku nool ayaa waqti hore ay Dowladda ku wargelisay inay baneeyaan maadama dhulkaasi yahay mid ay...
Wasiirka Amniga ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo safar shaqo ku jooga Gobolka Gedo ayaa maanta tegay taliska Ciidanka Booliska ee degmada Garbahaarey, isagoo Saraakiisha iyo Ciidanka faray inay u diyaar garoobaan sugidda amniga doorasho qof iyo cod ah oo dalka ka dhacaysa.
Wasiir Cabdullaahi Sheekh...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada dalka Jabuuti dhigiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle.
Kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa qeyb ka ahaa masuuliyiin sarsare oo ka tirsan labada dowladod, waxaana labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka qotoda dheer ee ka dhaxeeya...
Burundi oo ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in aysan ka qeyb qaadan doonin howlgalka nabad ilaalinta ah ee soo socda, sababo la xiriira is afgarad la’aan u dhexeysa Burundi iyo Soomaaliya oo ku aaddan tirada ciidamada loo ogolaanayo in la geeyo Soomaaliya.
Warkan...


















