Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta Shaacisay, in la Maxkamadeyn doono dad Ajaanib ah oo Waddanka ku joogay si sharci-darro ah, kuwaas oo ay gacanta ku soo dhigeen Hay'adaha Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Dr. Xaashi Cilmi Nuur - ayaa Sheegay in Sharciga la hor-keenayo Ajaanibtaan Sharci-darrada kusoo...
Iyadoo Maanta lagu waday in RW Soomaaliya iyo wafdi uu Hoggaaminayo ay safar ku tagaan Magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galguduud ayaa la sheegayaa in safarkaas uu ku yimid dib u dhac.
Wararka qaarkood, ayaa sheegaya in Wafdiga RW Somlaia ee tagi lahaa degmada Dhuusa-mareeb ay diiday Ahlusunna Waljamaaca, Taasna ay...
Waxaa maanta si rasmi ah magaaladda muqdisho iyo qeyb ahaan gobolada dalka uga bilowday galista imtixaanka dowladda oo laga qaado ardeyda dugsiyadda sare dhameeyay ,imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, waxaa qaadeyso wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Somalia.
Ardayda ayaa imtixaanka ku galaya goobo ay u...
-Cudurka kaduudiyaha ay Soomaalidu u taqaano ayaa waxaa uu ka jiraa Balad Xaawo, Gobolka Gedo. Cudurka kaduudiyaha ayaa waxaa dhaliya fayraska Chikungunya.
Cudurkaas oo dhawaan lagu arkay qaar ka mid ah dadka kunool magaalada Balad Xaawo ayaa waxaa uu asiibaa qeybaha kala duwan ee jismiga baniaadamka gaar ahaan kala goysyada...
Shalay ayay ahayd markii eedeysaneyaasha oo ka koobnaa 13 uu xaakim maxkamad kutaala Kampala Uganda uu sheegay in 5 ka mid ah lagu helay dembigaa ah inay qaraxyo ka geysteen maqaaxiyo lagu daawanaayay tartanka koobka kubbadda cagta ee dunida sanadkii 2010.
Dad Soomaali ah ma aysan kujirin inkastoo guud ahaan...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo Wafdi uu Hoggaaminayo - ayaa maanta ku wajahan Magaalada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud oo maamulaan xoogagga Ahlusunna Wal-jamaaca.
Degmada Dhuuso-mareeb waxaa xilligan ka socota qaban-qaada lagu soo dhaweynayo RW Somalia iyo Wafigiisa, iyadoo Ciidamada Ahlusunna ay si aad ah u Adkeeyeen Ammaanka...
-Maxkamada QM ee THE HAGUE, Netherlands, ayaa sheegtay shalay inay dhagaysan doonto dacwada kusaabsan muranka xadduuda badda ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Dacwadaas ayaa waxaa la qaadi doonaa bisha 9aad ee sanadkaan 2016 markaas oo lagu wado in la kala caddeeyo dalka labada dal ay raaceyso qeybta laisku...
Qaramada Midoobay ayaa maanta sheegtay in wararkii ka oo baxay Mas’uuliyiinta Xukuumadda Kenya ee ahaa, in Xeryaha Dhadhaab ay gabaad ka dhigtaan kooxaha argagaxisada ah aysan ahayn mid xaqiiqo dhab ah loo hayo.
Mas’uuliyiinta Dalka Kenya, ayaa horay u sheegay in Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab oo ay ku jiraan Nus-malyuun qof...
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama - ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay magaalada Hiroshima ee wadanka Japan, iyadoo Obama uu noqonayaa madaxweynihii u Horreeyay oo Mareykan ah oo booqda Goobtii ugu horreysay Caalamka ee lagu duqeeyay hubka Atoomiga, taasoo kalaafatay nolasha dad lagu qiyaasay 140,000 oo qof.
Barack Obama ayaa ubax dhigaya...
-Shirkii dhawaan lagu soo gabagabeeyay Istanbul ayaa xog-hayaha guud ee QM Ban Ki Moon wuxuu ka sheegay in dhaqaalihii deeqbixiyeyaashu uu aad u kordhay balse naxariistoodu hoos iminka ay u dhacday xilli weliba dhibaatooyinka baniaadminimo caalamka oo idil ay kordheen oo dalal badan sida Suuriya iyo Ciraaq ay qaxooti...


















