Xili Maalmo kooban ay ka harsan tahay Bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa jira Diyaar garow ay shacabka iyo wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda soomaaliya ay wadaan kaasi oo ah in si wadajir ah loo soomo loona afuro.
Sidoo kale waxaa suuqdayadda muqdisho iyo goobaha laga dukaameysto lagu arkayaa...
Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo mudane Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa ku goodiyay in kalfadhiga soosocda ee maamulkiisa uu ku rajo waynyahay in lagu qaban doono xarunta gobolka Sool ee Laascaanood.
Madaxwayne Galaydh ayaa shalay ka hadlayey furitaankii kalfadhigiiafraad ee barlamaanka Khaatumo oo lagu qabtay magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn oo ay ka...
Dawladaha Sacuudiga iyo Iran ayaa waxay isku khilaafeen oo ay ka baaqsadeen in wax is afgarad ah ay ka gaaraan arimaha xujeyda ka imaaneysa sanadkaan dalkaasi Iran.
Waxa laisku heysto hase ahaatee waa uu ka badan yahay intaas oo waa oohintu orgiga ka weyn balse waxa ay haatan isku hayeen...
Maalinta Berri ah oo Taariikhdu ay tahay 29-ka May 2016, ayaa Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmaya Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo ay isugu imaanayaan Mas’uuliyiinta DF Somalia iyo Madaxda Maamul-goboleedyada Dalka, kaasoo looga hadli doono hanaanka doorashada 2016-ka, Maqaamka Muqdisho iyo Arrimo kale oo muhiim ah.
Shirkan oo socon doona muddo...
Dadka ku nool Xaafada Buundo-weyn ee magaalada Beled-weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa ka Cabanaya Cudurro kala duwan oo Durbaba ka dhashay Fatahaadda Webiga Shabeelle.
Mas'uuliyiinta Maamulka xaafadaas ayaa HOL u sheegay in ay jiraan dad isugu jira cuduro iyo Dad Waayeel ah oo u Dhintay Cudurka Shuban-biyoodka oo sida...
Wafdi ballaadhan oo uu Hoggaaminayay, Imaam Maxamed Imaam Yuusuf - ayaa Maanta soo gaaray Degmada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Waxaana Xubnaha Wadigaan Madax-dhaqameedyada ah ka mid ahaa; Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur, Ugaas Faarax Cabdi Sheekh, Ugaas C/kariin Ugaas C/llaahi, Ugaas Axmed Rashid Faahiye, iyadoo si weyn...
Golaha Amaanka ee QM, ayaa Jimcihii shalay u Kordhiyay Xilliga Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya , Kaddib Markii Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka ay booqasho ku yimaadeen Muqdisho, ayna qiimeeyeen natiijada Hawl-gallada AMISOM ee Soomaaliya.
Xubnaha Golaha Amaanka ee QM ayaa shalay isku raacay in hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia...
Xayeesiin dhawaan loo sameeyay saabuun dalka Shiinaha lagu sameeyo ayaa muujisay nin madow oo lagu ridaayo aalada dharka dhaqda ee afka qalaad loo yaqaano washing machine kadib marka afka loo galiyo asaga qudhiisa saabuuntaa oo loo yaqaano magaca Qiaobi dabadeena uu hadhow meeshaa kasoo baxaayo nin Shiineys ah oo...
Taageerayaasha iyo Mucaaradka Donald Trumo, oo ka mid ah murashaxiinta xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Mareykanka, ayuu Iska-horimaad ku Dhex-maray Magaalada San Diego ee Gobolka California.
Ciidanka Booliiska gobolkaas ayaa sheegay in Mudaaharaadka lagu qabtay Dibadda Xarun ku Taalla Bartamaha Magaalada, uu Sharciga ka hor-jeedo, Waxayna sheegeen inay Xireen 35 qof...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta Shaacisay, in la Maxkamadeyn doono dad Ajaanib ah oo Waddanka ku joogay si sharci-darro ah, kuwaas oo ay gacanta ku soo dhigeen Hay'adaha Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Dr. Xaashi Cilmi Nuur - ayaa Sheegay in Sharciga la hor-keenayo Ajaanibtaan Sharci-darrada kusoo...


















