Tuesday, September 8, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Qeybo ka tirsan Jubaland ayaa waxaa saameeyay abaaro iyo biyo la'aan ba'an. Abaaro iyo biyo la'aan ba'an ayaa haatan ka jira deegaano hoostaga Beledxaawo iyo Geedweyne, gobolka Gedo. Maamulka Juba ayaa arinkaa xaqiijiyay. Biyo la'aanta ka jirta deegaanadaa ayaa sababay in dad badan iyo xoolahoodu ay u hayaamaan degaanada hoos taga...
Ergeyga Gaarka ah ee Xog-haya Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo safar kujooga Canada ayaa shir kula qaatay jaalida Soomaalida ee Canada magaalada Ottawa. Kulankaa ayaa waxaa kasoo qeyb galay xubno muhiim ah iyo siyaasiyiin uu ku jiray  xildhibaanka jaaliyada Soomaaliya ugu jira aqalka baarlamaanka dalkaa, Mudane...
Naciima Cabdullahi oo ah Hooyo Somaliyeed  ku nool magaalada Bristol ee wadanka UK ayaa warbaahinta wadanka Britain aad u hadal hayeen,iyadoo ay la soo darseen arin aad u yaab badan oo magaalada Bristol aan hore uga dhicin. Naciimo iyo qoyskeeda waxay ku noolaayeen magaalada Bristol 12 sanno,iyagoo ka soo guuray wadanka...
Madaxweynihii hore ee Somalia, Sh. Shariif Sheekh Axmed ayaa soo gaaray Muqdisho, iyadoo Waddada gasha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho laga xiray taageerayaashiisa. Dadweyne badan oo taageerayaashiisa ah ayaa lagu arkayay waddada isku xirta garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo isgoyska lambar afar ee Muqdisho, halkaasoo ay buuxiyeen, iyadoo waddada lagu xiray gaadiidka ciidanka...
Ra’iisul wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo maanta shir jara’id ku qabtaay Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa si Faahfaasan uga hadlay Badda ay Dalalka Somalia iyo Kenya isku haystaan, Taasoo dacwadeedu ka socota Maxkamadda Caalamiga ah ee  ICJ ee Dalka Holland. Sharma’arke ayaa sheegay in muranka badda dalalka...
Wasiirka Caafimaaadka Dalka Masar ayaa sheegay in tirada dhimashada Doontii ku degtay Badda Mediterranean-ka ee Magaalada Rosetta ay 42 qof ay gaarayaan hadda. Wakaaladda Wararka Masar, Doontaas Qallibantay waxay siday 600 boqol oo ruux, kuwaas oo la Tilmaamay inay u kala dhasheen Dalalka Suuriya, Masar iyo kuwo kale oo Afrikaan...
Laamaha Ammaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa shaaciyay in ay u diyaargaroobeen sugidda amniga doorashooyinka dadbadan ee lagu soo xulayo mudaneyaasha kamid noqon doona baarlamanka dalka ee ka soconaya magaalada Kismaayo. Afhayeenka laamaha amniga Jubaland Axmed Maxamuud Maxamed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamada kala duwan ee...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa inuu soo gaaro Muqdisho, waxayna ku soo beegmaysaa xilli maamulka garoonka diyaaradaha Muqdisho ay ka hor-istaageen in Warbaahintu ay shaqo u tagaan garoonka diyaaradaha Muqdisho muddo lixdan casho ah. Guddi qaabilsan soo dhaweynta Sh. Shariif...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa inuu soo gaaro Muqdisho, waxayna ku soo beegmaysaa xilli maamulka garoonka diyaaradaha Muqdisho ay ka hor-istaageen in Warbaahintu ay shaqo u tagaan garoonka diyaaradaha Muqdisho muddo lixdan casho ah. Guddi qaabilsan soo dhaweynta Sh. Shariif...
Dadka u ololeeya xaquuqul insaanka ayaa cadaadis dawlada Kenya kusaaraya in baaritaan lagu sameeyo dilkii loo geystay 3 gabdhood oo Soomaali ahaa 11kii bishaan magaalada Mombasa. Waxay dalbanayaan dadkaa u dhaqdhaqaaqa xaquuqul insaanka in baaritaan dhab ah oo madax bannaan lagu sameeyo dilkaa. Booliska ayaa toogasho ku dilay gabdhahaa kadib...