Maamulka Hir-shabeelle, ayaa waxaa loo dhaariyay shalay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka maamulkaas, kuwaa oo tiradoodu gaaraysay 73-xildhibaan.
Haddaba, Akhriso qaar ka md ah magacyada xildhibaanada maamulka Hir-shabeelle
Cabdkarin Maxamed Diiriye.
Axmed Cabdi Faarax.
Daahir Muqtaar Cabdulle
Cabdshakur cali cumar
Axmed cabdi cali
Cali xaaji cabdulle Isgoow
Maxamuud Xuseen Maxamed
Bashiir...
Dawlada itoobiya ayaa shaacisay in ay ciidamo badan u direyso dhammaan gobolada dalkaa.
Ciidamadaa ayaa xoojinaya xaalad deg deg ah oo dalkaa lagu soo rogay shalay kadib markii loo caal waayay mudaaharaadyo rabshado watay oo dalkaa ka dhacaayay in dhawaale. Dad badan ayaa ku naf waayay rabshadaha halka hanti badana...
Kadib labo maalmood oo dagaalo halkaa ay ku dhex marayeen ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug ayaa saaka Gaalkacyo dagan tahay.
Goobihii ganacsiga ayaa dib loo furay saaka. Sidoo kale isu socodka dadka ayaa dib u bilowday.
Dagaalka ayaa ka bilowday Jimcihii dhisme la sheegay in laga dhisay xadka laba dawlad goboleed...
Kumanaan qof ayaa ka qeyb qaatay bannaan bax looga soo hor jeedo duqeymaha xulufada Sacuudigu ka wado dalka jaarka ah ee Yemen.
Shalay ayaa in ka badan boqol qof lagu dilay duqeymo ay geysteen diyaaradaha dagaalka ee xulafada Sacuudiga. Ilaa 140 ayaa waxaa lagu dilay duqeyntaa.
Duqeynta ayaa lala beegsaday dad...
Kulan maanta Beledweyne ay ku yeesheen siyaasiyiin iyo Aqoon-yahanno ayaa loogu baaqay Guddiga Hir-gelinta doorashada heer Qaran in sida ugu dhaqsiyo badan ay degmada Beledweyne ugu soo diraan kormeerayaashii doorashada, madaama ay ku yihiin diyaar sida ay sheegeen illaa 22 musharax xildhibaan oo diyaar u ah in halkan lagu...
Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban ee Somalia, ayaa ku baaqay mar kale in la xalliyo Cabashada ka imaanaysa Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobollada Waqooyiga Soomaaliya ee loo yaqaanno Somaliland.
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland ee ku jira Dowladda Federaalka Sooomaaliya ayaa ka keenay Cabasho Saami-qaybsiga Xubanaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia, iyagoo...
Afar Garsoorayaal ka hawlgala Gobolka Awdal, ayaa sheegay inay iska casileen shaqaddii ay ka hayeen bahdda garsoorka, waxaanay xuseen inay farogalin lagu hayo garsoorka gobolka Awdal.
Sadexda garsoore ee degmadda Boorama iyo gudoomiyihii gobolka Awdal ee maxkamada Rafcaanka ayaa sheegay inay guud ahaan iska casileen xilalkii iyo xubinimadi ay ka...
Wareegto kasoo baxday madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max'ed Islaam, ayaa lagu shaaciyay xubnaha u sharaxan golaha sare ee dowladda Soomaaliya.
Hadaba akhriso wareegtadii ka soo baxdey m/weynaha
J/LAND Axmed Maxamed Islaam.
In ka badan boqol qof ayaa lagu soo waramayaa in duqeyn lagu dilay dalka jaarka ah ee Yemen.
Hayadaha samafalka ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 140 qof lagu dilay duqeynta magaalada Sanca ee dalkaasi Yemen. Duqeynta ayaa waxaa fuliyay diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sucuudiga.
Dad badan oo goob tacsi ay ka...
Waxaa shalay Sebtidii ka dhacay magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka bannaan bax.
Bannaax baxaas ayaa qawmiyadaha kala duwan ee halkaa kunool ku muujinayeen midnimadooda. Qawmiyadahaa ayaa waxaa ka mid ah Soomaalida.
Arinkaan ayaa kusoo beegmaya ayadoo labo maalin ka hor lasoo bandhigay muuqaal kusaabsan dhacdadii suuqa laga...


















