Wararka nagasoo gaaraya xarunta madaxtooyaa Puntland ayaa sheegay inuu madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali dib uga laabtay liiska aqalka sare ee Soomaaliya, kadib markii guddiga doorashada Soomaaliya ay dib ugusoo celiyeen iyagoo walaac xoogan ka muujinayay qoondada haweenka laga siiyayaqalka sare.
Hadaba, madaxweyne Gaas ayaa la sheegay inuu haweenka siiyay...
Dowlada Puntland ayaa ku eedaysay dowladda federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug oo iskaashanaya dagaaladii isdaba jooga ahaa ee ka dhacay magaaladda Galkacayo maalmihii la soo dhaafay.
War-murtiyeed ka soo baxay xarunta Madaxtooyadda Puntland ayaaa lagu sheegay in dowladda Puntland ay cadaynayso in maalmihii la soo dhaafay Hub iyo rasaas tiro...
Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Saciid Faqi ayaa sheegay in safaaradiisa iyo dawladda Soomaaliya aysan wax lug ah ku lahayn qaxootiga Soomaaliyeed ee sida qasabka ah looga celinayo Yurub ee la geynayo Soomaaliya.
Dhowaan ayaa qaar ka mid ah dad laga celiyey Yurub oo Muqdisho la geeyey waxa ay...
Barakac xooggan ayaa laga soo sheegayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo maalmihii dhawaa ay dagaallo ka socdeen.
Magaalada ayaa waxaa ku dagaalamayey maleeshiyo kasoo kala jeedaa maamulada Puntland iyo Galmudug ee kala dega waqooyiga iyo koonfurta magaalada.
Xaafado badan oo magaalada ka mid ah ayaa iminka haawanaya, ayada oo dadka...
Xooggaga Al-Shabaab ayaa barqadii maanta qabsaday deegaanka Ceel Cali oo qiyaastii 75 km dhinaca galbeed uga beegan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Qabsashada Al-Shabaab ee Ceel Cali ayaa timid ka dib markii ay halkaasi banneeyeen ciidammada dawladda iyo kuwa Itoobiya ee halkaasi gacanta ku hayay.
Aroornimadii hore ayaa ciidamada Itoobiya...
Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadda Dalka oo gacan ka helaya hay’ad la dagaalanta musuq-maasuqa ayaa Caawa soo saareen liiska Xubnaha Kor-joogtada uga Noqonaya Doorashooyinka Dadban ee dalka ka dhacaya.
Haddaba Liiskan Kormeerayaasha oo ka kooban 18-xubnood ayaa u Qoranaa Sidan;
Hay'ad daryeelka qoxootiga ee laga leeyahay Norway ee Norwegian Refugee Council (NRC), ayaa sheegtay in khasabka ay Xukuumadda Kenya ugu celinayo Somalia dadka degen xerada qoxootiga ee ugu wayn Caalamka ay tahay arrin xad-gudub ku ah shuruucda caalamiga ah ee Qoxootiga.
Dowladda Kenya ayaa bartamihii Sannadkaan 2016-ka Amar ku bixiyay...
Kulan ay maanta isugu yimaadeen mudaneyaasha baarlamanka Jubaland ayay uga doodeen xaalufinta dhirta, ayagoo si adag uga hadlay arintaasi, sheegayna in tallaabo cad laga qaadi doono dadka xaalufka ku haya dhirta.
Kulankan oo uu shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee baarlamanka Jubaland Mudane Cabdi Baaleey Xuseen ayay mudaneyaashu uga...
Ciidamada Ammaanka Puntland, ayaa aad u adkeeyay Ammaanka Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland oo dhawaan ay ka dhici doonaan Doorashooyinka Dadban ee Xubanaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Waddooyinka Magaalada Garoowe ayaa waxaa la dhigay baro kantarol oo lagu xaqiijinayo Amniga, kuwaasoo lagu baarayo Gaadiidka iyo Shacabka isticmaalaya Waddooyinkaas.
Taliyaha booliiska Puntland,...


















