In kabadan 7 madfac oo qoriga Hoobiyaha ah ayaa kusoo dhacey xaafada Buulo xuubey kuwaasoo aan la aqoon ujeedada ka danbeysa iyo cidda soo rideysa iyadoo aysan jirin wali cid sheegatey .
Wali lama oga qasaaraha ay geysteen iyo goobaha ay ku dhaceenba waxaanse idiin balan qaadeynaa hadii allejdmo waxaan...
Guddiga Doorashooyinka dadban ee Puntland ayaa soo saaray Maanta Warsaxaafadeed ay sharuudadaha laga doonayo xubnaha u tartamaya labada Aqal ee Baarlamaanka Somalia ku sharraxan yihiin.
Shuruudaha looga baahan yahay Codsadaha Musharaxnimada, waxay kala yihiiin;
Yahay muwaadin Soomaali ah
2. jiraa ugu yaraan da,da 25 sano maalinta doorashada
3. uu haystaah shahaado dugsi...
Sida warar xaqiiq ahi nagu soo gaarayaan waxaa qarax qarsoodi ah la dhigey meel kontorol ah oo lagu magacaabo aargada deyniile la dhigey labo qarax kuwaasoo mid kamid ahi qarxey iyadoo la sheegayo in kii kale la fashiliyey.
Qaraxa ayaa la sheegayaa in hal askeri ku dhintey halka ugu yaraan...
Waxaa naga soo gaaraya degmada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in uu galay marxaladihii ugu danbeeyay shirka dhismaha maamulka Hirshabeelle ee labada gobol Hiiraan iyo & Sh/dhexe.
Hoolka shirka dhismaha maamulka Hirshabeelle ayaa maanta intooda badan lagu xareeyay xildhibaannada ay soo gudbiyeen odayaasha dhaqanka beellaha halkaa ku shirsan,...
Waxaa Nairobi ka socda diyaar garow loogu jiro bandhigga todobaadka dhaqanka Soomaalida oo asbuuca dambe la qaban doono.
Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa uu soo socday oo sanad waliba lagu qabanaayay Somali Heritage Week (Todobaadka Dhaqanka Soomaalida) bandhigiisa caasimada Nairobi. Todobaadka dhaqanka ayaa iminka lagu wadaa in la...
-Sagaal ka tirsanaa shaqaalaha samafalka ayaa Soomaaliya lagu dilay sagaalkii bilood ee la soo dhaafay.
Warbixin ay soo saadhay QM ayaa sidaa lagu xusay. Xafiiska OCHA ee QM ayaa warkaa uu kasoo baxay gaar ahaan shalay Jimcihii.
Waxaa sidoo kale warbixintaasi xustay in 11 kale oo ka tirsanaa shaqaalaha samafalka bilahaa...
Duufaanta Mathews ayaa ku dishay boqolaal qof dalka Haiti ee Latin Amerika.
Ugu yaraan 8 boqol oo qof ayaa duufaantaasi ba'an ka takhalustay dalka Haiti. Si kastaba ha ahaatee QM iyo hayado kale oo samafal ayaa sheegay in khasaaraha dhabta ah oo ay kujidho tirada dhimashada ee dhabta ah uu...
Barakac baahsan ayaa ka dhashay dagaalkii shalay ku dhex maray ciidamada Puntland iyo Galmudug duleedka Gaalkacyo.
Barakacayaasha xeryaha barakaceyaasha ee duleedka magaaladaa ah ayaa qaarkood la sheegay inay u sii barakaceen gudaha magaalada. Qaar badan oo barakaceyaashaa ah ayaa hase ahaatee door biday inay joogaan guryahooda isla xeryahaa inkastoo dirirtu...
Shirar ay yeesheen dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay, ayaa Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Itoobiya, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka waxay ballan-qaadyo ka heleen hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah federaalka, kuwa jira iyo kuwa samaysmaya, ballanqaadyadaas oo ah in doorashooyinka xubnaha Aqalka...
Jaaliyadda soomaalida ee Melbourne oo Cambaareeyey weerarkii loo geystey ciidamo ka tirsan GALMUDUG.
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Melbourne ee dalka Australia ku nool ayaa cambaareeyay weerarkii lagu dilay shacabka iyo askarta ee Mareykanku uu dhawaan ka fuliyay deegaanka Jeexoow oo ku yaalla dulleedka Magaalada Gaaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Jaaliyadda soomaalida ee Melbourne ayaa weerarkan u arka mid xad gudub ah oo lagula...


















