Waa xaflad fantasiyo ah oo aflaan lagu soo bandhigi doono hijrada, xag-jir ka dhigida dadka iyo hoggaanka dumarka.
Waxaa aflaantaa lagu daawan doonaa Nairobi bisha soo socota wixii loo gaaro 14keeda. Aflaanta la daawan doono ayaa ku saabsan dadaalada isbaddalka lagu doonayo ee bulshada dhexdeeda waxayna gaarayaan shan filin.
Waxaa filimadaa...
Ugaas Xassan Ugaas Khaliif ayaa ka hadlay kulan asaga iyo madaxweynaha Hir-Shabeele ay shalay ku wada qaateen Baldweyne.
Ugaas Xassan yaa sheegay in aysan isla soo qaadin Hiiraan iyo Shabeele Dhexe. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu ugaasku sheegay inay ka wada hadleen war ku saabsan beelo.
"War qabiil ma noqon karo...
Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire Michael Keating ayaa ka hadlay hannaanka doorasho ee Sannadkaan Dalka ka dhici doona, wuxuu kaloo wareysi uu bixiyay ku sharraxaay sida kalsooni loogu kalsoonaan karo inay si amni ah ku dhacaan doorashooyinka sannadkan, kaddib wareysi uu bixiyay.
Haddaba, Wargeysiga Ergayga QM ee Arrimaha Soomaaliya...
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya kulan degmada Beledweyne ku dhex-maray madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle ee dhawaan lagu soo dhisan magaalada Jowhar iyo Ugaas Xassan Ugaas Khaliif.
Kulanka labada dhinac oo labo jeer dhacay ka hor Salaadii Jimcaha ee maanta kaddib ayaa waxaa dibad joog ka ahaa warbaahinta gudaha oo aan...
Xaashi Cumar Xasan oo ah Muwaaddin Soomaliyeed oo 18-sano ku xirnaa dalka Talyaaniga ayaa wareysi uu Laanta Afka Soomaaliga ee Radio SBS ee dalka Australia, ayaa sheegay in sii dayntiisa ay gacan weyn ka geysteen saxaafada iyo shacabka Soomaaliyeed, balse aysan jirin wax ay Dowladdu waxba u qaban.
Muwaadinkaan Soomaaliyeed...
Dabley ku hubeysneyd bastoolado ayaa maanta Nabaddoon kale ku dishay Mudqdisho.
Nabaddoonkaa oo lagu magacaabi jiray Maxamed Tarabi ayaa maleeshiyadu gaar ahaan ku dishay Suuq Bacaad, degmada Yaaqshiid.
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Nabaddoon Maxamed uu ku jiray odayaasha dhaqanka ee soo xulaya xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
Dableydii...
Iyadoo shalay ay ka dhacday Xarunta Puntland ee Garoowe Doorashada Xubnaha Maamulkaas ku metelya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, ayaa waxaa kasoo baxaay 11-xubinood.
Haddaba, Xubnaha ku guuleystay Doorashadaas ayaa magacyadooda iyo codadkii ay heleen waxay kala ahaayeen sidan:
RW Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke oo helay 47-cod, halka musharraxii la...
Hayada xaquuqul insaanka u dooda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in xorriyada saxaafadu halis ku jirto gudaha Soomaaliya.
Waxay Human Rights Watch (HRW) sheegtay in Talaadadii la soo dhaafay xaalad adag ay mar kale soo food saartay saxaafada kadib markii hayadaha ammaanku xireen Xamza Maxamed oo ah wariye Soomaaliyeed...
Hoggaamiyeyaasha degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ayaa doonaya in dawlada Kenya ay dadajiso dhisida gidaarka u dhexeynaya dalka Kenya iyo Soomaaliya si ammaanka loo adkeeyo.
Waxay ku eedeeyeen dawlada dhexe ee Kenya in aysan ka dhabayneyn ama xil aad ah iska saareyn dhisida derbigaa oo dhawaan la bilaabay. Hadese...
Ciidaamada AMISOM ayaa raali galin ka bixiyay dil ay u geysteen qof rayid ahaa.
Ciidamada AMISOM ayaa shalay Khamiistii raali galin ka bixiyay dilka qofkaa ayagoo dhawaan qofkaa ku dilay saldhig AMISOM ay ku leeyihiin Muqdisho. Waxay sidoo kale raali galin ka bixiyeen dhawaac ay u geysteen labo qof oo...


















