Monday, September 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa Saakay dib uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, gaar ahaan galbeedka magaalada. Ciidamada dagaalku u dhexeeyo, ayaa isku Adeegsanaya hubka Noocyadiisa kala duwan, iyadoo dhawaaqa madaafiicda laga maqlayaa guud ahaan xaafadaha magaalada Gaalkacyo. Sidoo kale, Dagaalka Gaalkacyo oo socda...
Waxaa geeriyooday amiirkii hore ee dalkaasi Qatar, Sheekh Khalifa bin Xamaad Al-thani shalayto Axadii. Amiirka ayaa 84 sano jir ahaa sanadkaan.  Saddex maalmood oo baroor diiq ah oo calanka dalkaa hoos loo dhigayo ayaa waxaa ku dhawaaqay dawlada dalkaa gaar ahaan boqorka dalkaa Sheekh Tamiim bin Xamaad Al-thani. Sheekh Khalifa ayaa...
-Calais ayaa ah xero qaxooti oo kutaala halka France taasoo qaxooti dalal badan ka yimid iyo muhaajiriin ay ku nool yihiin. Dawlada France waxay damacsan tahay in ay xidho oo albaabada ay u laabto xeradaasi qaxootiga. In kabadan kun askari oo biliis ah ayaa maanta lagu wadaa in lasoo dhoobo halkaa...
Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay abaare 10:00 habeenimo ee xilliga geeska Afrika weerar culus ku qaaday degmada Afmadow ee gobolka J/hoose, ayadoo uu halkaasi iska-horimaad ku dhexmaray ciidamada Jubaland iyo kuwa AMISOM ee ku sugan degmadaasi. Dagaalka intii uusan bilaaban kahor ayay Al-shabaab hawada ka saartay isgaarsiintii degmada Afmadow...
Macallinka Kooxda Kubadda Cagta Man United, Jose Mourinho ayaa sheegay "in uusan u Dabaal-degi doonin sida cunug waalan" Haddii ay ka dhaliso kooxdiisa Gool Kooxda Chelsea oo uu horey Tababbare ugu ahaan jiray cayaar ay isaga horimaan doonaan Caawa. Cayaarta caawa dhexmari doonta labadaan kooxood, waxay noqonaysaa markii labaad ee...
Boqollaal oo ah ciidamadii ugu horreeyay oo ka tirsan kuwa Hawl-galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta la geeyay degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud oo ah xarunta KMG ah ee Galmudug. Ciidamadaan oo ka kala socda Dalalka Jabuuti iyo Burundi ayaa la sheegay in ay ka Qayb-qaadan doonaan sugdda amniga...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Muqdisho ay yeelan doono maqaam iyo maamul u gaar ah, isla markaana dhawaan loo sameyn doono maamul ay Bulshadu soo doorteen. Xasan Sheekh oo ka hadlayay Xafladdii Caleemo-saarayay Madaxweynaha Hir-shabeelle ee shalay ka dhacday Jowhar ayaa xusay in maamul-goboleedka Hir-shabeelle uusan ahayn...
Dowladda Turkiga oo aan walaalaha nahay ayaa Basas Nooca aan rasaasta Karin ah ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana kala wareegay Basaskan Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga Danjire Cabdullaahi Maxamed Cali (Sambaloolshe), oo ay wehliyeen Howlwadeeno Safaaradda ka tirsan. Basaska oo tiradooda ay tahay Labo ayaa  loogu talo...
Wrarka naga soo gaaraya gobolka banaadir gaar ahaan degmada Boondheere ee gobolkan Banaadir ayaa sheegaya in qarax gaari saarnaa uu goor dhaweyd ka dgacey meel Boosteejo ah baabuurta iyo dadkunaku badanyihiin. illaa iyo hadda lama oga qasaaraha dhimasho iyo dhaawac inta uu la egyahey,mana jirto cid ka hadashey xaga maamulka...
Maamulka ururka ganacsiga ee dalalka bariga iyo koofurta Afrika ee COMESA ayaa ka fakaraya in uu aqbalo ama diido codsiyo uga yimid dawladaha dalalka Soomaaliya iyo Tunisia oo kusaabsan in lagu daro ururkaa COMESA. Shir ay ku yeesheen xubnaha ururkaa Madagascar bishaan Oktoobar gudaheeda ayaa guddiga ururkaa waxaa ogolaanshiyo loo...