Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo hadal ka jeedinayay muanaasabad lagu qabtay xarunta dowladda hoose, ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya bixisay intii badneyd deymihii lagu lahaa Soomaaliya mudadii dheereed ee dalku bur burka ku jirray.
''Waxaan rabnaa in shacabka Soomaaliyeed ogaado, dowladda waxaa ay bixisay Qaaraamaadkii ama Qaaraankii ku ururay dhowrkii...
Madaxa shirkada Dahabshiil C/Rashiid Ducaale (C/Rashiid Dahabshiil) ayaa sheegay in Afrika ay dhanka dhaqaalaha horumar ka gaari doonto hadii dalalku is taageeraan.
Wuxuu sheegay Mr. C/Rashiid in hadii sidaa la yeelo dadka dalalka qaarada oo dhami ay horumar gaari doonaan. Cabdirashiid ayaa hadalkaa oo markii hore uu yiri Uhuru Kenyatta...
Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir ayaa maanta dooratey Gudoomiye cusub kaas oo bedeli doona allaha u naxariistee Gudoomiyihii hore C/rashiid Ilqeyte,waxaana xilkaas loo doortey Ganacsade caan ah oo lagu magacaabo Cali Xuseen Ibraahin(cali kabaqori).
Ganacsadahan ayaa waxa uu caan ku ahaa ka ganacsiga Alaabta jiifka guryaha iyo qalabka xafiisyada iyo nuucyo...
Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Puntland ee Nadaamka Axsaabta badan, Axmed Maxamed Cali (Kismaayo), ayaa Maanta Shaaciyay in uu iska-casilay xilka.
Axmed Kismaayo ayaa sheegay in warqaddiisa is-casilaadda uu u Gudbiyay Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo uu sheegay in uu ka aqbalay is-casilaadiisa.
Sidoo kale, Axmed Kismaayo ayaa sheegay in is-casilaadiisan...
Ilaa dhowr qof ayaa ku dhintay dagaalo u dhexeeya labo beelood kuwaasoo ka dhacay gobolka Hiiraan.
Dhammaan dhowrka qof ee dhintay ayaa ah dadkii dagaalamayay. Dagaalka ayaa u dhexeeya labo beelood oo wada daga gobolkaa oo aano kala tirsanaya isla markaana la sheegay inay dhul isku hayaan sidoo kale.
Dagaaladaa yaa...
ALLE-bari Roob-doon ahaa ayaa maanta lagu qabtay dulleedka Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, kaddib markii ay dad badan ku cayroobeen abaarta sannadkan ku dhufatay qaybo ka mid ah Soomaaliya oo ay Puntland ka mid tahay, halka kuwo kalena ku dhinteen.
Madaxweynaha Puntland, C/wei Maxamed Cali, Wasiirro, Agaasimayaal, Odayaal, Wax-garad,...
Madaxweynaha Mareykanka ee Xilka ka sii dagaya, Barack H. Obama ayaa sheegay in uu ka hadli doono haddii Donald Trump uu Sameeyay Waxyaabo liddiga ku ah Qiyamka bulshada Maraykanka marka uu xilka ku wareejiyo.
Obama, ayaa hadal uu jeediyay kaddib shirkii Dhaqaalaha ee Asia-Pacific ee ka dhacayay Dalka Peru, Mr...
Magaalo xudeedeedka Tog-wajaale ee ay wadaagaan Somaliland iyo Itoobiya ayaa la sheegay inuu ka Dillaacay Shuban aan wali noociisa la garan, isla markaana dad badan soo ritay.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in shubankani uu baryahan dambe ka jiray xarunta dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya iyo nawaaxigeedda, markii dambana uu ka soo...
Allaha u naxariistee waxaa Xalay xilli danbe Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Puntland ku geeriyooday Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle Faarax oo kamid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya ee cusub, isagoo horeyna u soo ahaan jiray Xildhibaan iyo xubin ka mid ah Guddiga Baarlamanka Soomaaliya u qaabbilsan Jaamacadda Carabta.
Marxuum, Daahir Xaaji...
Guddoomiyaha guddiga doorashada dadban ee heer federaal Cumar Max'uud C/dulle oo shir jaraa'id qabtay ayaa ka hadlay tirada xubnaha aqalka sare iyo hoose ilaa iyo hadda hadda la doortay, isaga oo intaa ku darray in tirada dhiman uu rajeynayo in sidda ugu dhaqsiyaha badan loo soo dhameystiro.
Guddoomiyaha ayaa...


















