Waxaa deegaanadda Somaliland qaar ka mid ah lasoo sheegayaa inuu ka da’ay roob biyo dhigay oo Maasheeyay Dhulkii boorku ka duulaayey ee jiilaalka darteed looga guuray.
Deegaanadda roobku helay waxa ka mid ah magaaladda Hargeysa oo xalay uu helay roob shuux ahi, deegaanadda Sallaxley hoos yimaada, degmadda Allabaday iyo Wajaale,...
Qarax ayaa Goor-dhaw ka dhacay waddada Afsiyooni ee laga galo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, kaasoo aan illaa hadda la ogeyn khasaaraha ka dhashay.
Goobjoogayaal ayaa WARSOM u sheegay in Qaraxu uu ahaa mid dhawaaq weyn, balse aanay ogeyn goob kala beegsaday, waxaana halka uu Qaraxu dhacay laga Maqlayay Dhawaaqa gaadiidka gurmadka...
Danjiraha QM Soomaaliya Micheal Keating ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka u ah maamulka Galmudug, halkaasi oo ay ka socoto doorashada xubnaha Aqalka hoose ee baarlamaanka cusub.
Danjire Micheal Keating ayaa la filayaa in uu halkaa kulamo kula yeesho masuuliyiinta maamulka Galmudug iyo xubnaha gudiga doorashooyinka heer...
Hayada QM u qaabilsan arimaha socdaalka ee IOM ayaa siisay booliska Puntland tababar kusaabsan la dagaalanka tahriibka iyo ka ganacsiga dadka iyo weliba tacaddiga ka dhanka ah dumarka.
30 askari oo boolis ah ayaa tababarkaa ka qeyb qaatay kasoo lagu siiyay asaasiyaad kusaabsan sidii looga hortagi lahaa falalkaa.
Waxaa sidoo kale...
Hoggaamiyihii hore ee dalka shuuciga ah ee Cuba Fidel Castro ayaa geeriyooday xalay waqti dambe.
Castro ayaa markii uu dhintay xalay jiray da'da 90. Talefishinka qaranka ee Cuba ayaa shaaciyay geeridiisa.
Hoggaamiyehaasi wuxuu ahaa mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha muranka ka dhaliyay caalamka waqtigii uu ka talinaayay dalkaa. Wuxuu ka badbaaday...
Iyadoo ay jireen cabashooyin iyo gabood fallo lagula kacey oo kasoo yeerayey Musharixiinta,Ergooyinka iyo beelahaka qeyb galayey Doorashada dadban ee ka dhaceysa Maamul goboleedyada dalka ayna dafirayeen dadka iyagoo iyagu wax doonaya hadana hawsha ka noqdey kuwo Fuliya,maamula hadana garsoora wixii khilaaf ka dhasho,isla markaasna ay dhankooda u weecinayaan...
Gaari ay leeyihiin ciidammada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho, kaddib markii miino dhulka loogu aasay.
Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee soo gaaray ciidammada AMISOM ee la socday gaariga, hasse ahaatee waxaa uu sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah oo xiligaa marayay goobta uu...
Hawl-gal khasaare geystay, ayay Dowladda Somalia sheegtay in xalay laga fuliyay tuulo ka tirsan degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellada Hoose.
Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegtay in Weerarkan oo lagu beegsaday Tuulo Qiyaastii 60-km u jirta degmada Qoryooley, oo ay ku sugnaayeen Xoogag ka tirsan, Waxaana lagu dilay afar ka tirsan Al-shabaab,...
Kulan mar kale maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa hishiis hor dhac ah looga gaaray colaada iyo dagaallada ka taagan qeybo ka mid ah galbeedka magaaldaa Beledweyne..
Kulanka ayaa waxaa marka laga soo tago waxgaradka labada beellood, siddoo kale goob joog ka ahaa guddi dhawaan arintan loo saaray oo ka...
Laanta BBC-da qaybteeda la hadasha caalamka ayaa qorshaynaysa in adeegyo cusub ay ku soo kordhiso idaacad-da ka dib markii dowladda Ingriiska ay ku dhawaaq-day maal-galin cusub oo lagu balaarinayo BBC-da.
Barnaamij-yadan cusub ee ay bilaabayso BBC-da waxaa kamid ah kuwa ka hadlaya sayniska ,hal abuurka iyo doodo caalami ah oo...


















