https://youtu.be/tO-6zHFWDGI
Mdaxda iyo Masuuliyiinta isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ayaa si wada jir ah Hambalyo iyo bogaadin u direy dhamaan musharaxiintii u tartamayey xilka gudoomiyaha barlamaanka federalka soomaaliya Gaar ahaan gudoomiyaha cusub ee barlamaanka afarta sano ee soo socota haddii alle idmo Prof. Maxamed SHeekh Cusmaan Jawaari.
Madaxda Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya...
Waxaa la soo gabagabeeyay tirada codadka wareegii koowaad ee doorashada oo ay ku tartamayeen ilaa afar musharax.
Wareegii hore waxaa doorashada ku tartamay Prof Max’ed Cismaan Jawaari, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, C/fitaax Max’ed Geeseey iyo Idir Aadan Dhatar.
Guud ahaan tirada codeysay ayaa ah 259, halka labo cod oo ka mid...
Madaxweynaha dalka Ugandha, Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa curadka ah dallacsiiyay, isaga oo dhigay la taliyaha gaarka ah ee madaxtooyada, kadib isku shaandheyn uu ku sameeyay ciidamada.
Gaashaanle Sare Muhoozi Kainerugaba, ayaa si xowli ah sare ugu dhex dalacay ciidamada militariga dhexdooda dhowrkii sano ee la soo dhaafay.
Waxaa jiro hadallo la...
Waxaa soconaya saacadihii ugu danbeeyay diyaargaroowga doorashada guddoonka baarlamanka Soomaaliya, waxaana xiligan diyaar ku ah xarunta gollaha shacabka howlwadeenada baarlamaanka iyo inta badan warbaahinta Soomaalida oo la filayo in ay soo tabiyaan doorashada.
Doorashada ayaa ah mid xiiso gaar ah leh, waxaana musharaxiinta xilka gudoomiyaha Baarlamaanka u tartamaya kala taageersan...
Madaxweynaha xilka wareejinaya ee Mareykanka Barrack Obama ayaa gobolkiisa ka jeediyay khudbadii ugu dambeysay inta uusan xilka wareejin.
Magaalada uu kasoo jeedo ee Chicago ayuu ka jeediyay khudbadaa xalay asagoo dadka Mareykanka oo dhan la hadlaayay. Khudbadaa ayaa si toos ah talefishinada looga daawanaayay.
Waa waqtigiisii ugu dambeeyay ee uu khudbad...
Diyaargaroowgii ugu danbeeyay ee doorashada guddoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka socta xiligan magaalada Muqdisho oo siweyn amniga loo sugay.
Guddoomiyaha KMG ee guddoonka baarlamaanka Cismaan Cilmi Boqorre oo warbaahinta gudaha wareysi siinayay ayaa sheegay in doorashada maanta ay goob joog ka noqon doonaan wakiilada beesha caalamka ka jooga...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Cabdikariin Xusseen Guulleed ayaa wareegta uu soo saaray ku magacaabay guddoomiye cusub oo uu yeellanayo gobolka Galguduud.
Cabdikariin Xusseen Guulleed ayaa wareegtadiisa ku magacaabay Max’ed Sh Cali Cilmi oo noqonaya guddoomiyaha gobolka Galguduud ee maamulka Galmudug, waxaana xilka laga qaaday guddoomiyihii hore Xusseen Cali Wehliye Cirfo...
Iyadoo maanta lagu wado in magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada guddoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa siweyn loo adkeeyay amniga magaalada, waxaana xiran jidad muhiim u ah isku socodka dadka iyo gadiidka.
Jidadka Maka Al-Mukamarama, Taleex, wadadda Tarbunka iyo jidad kala oo halbowle u ah isku socodka dadka ayaa lagu...
Gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya md Cali Maxamed Nuux Timajilic ayaa la hadley warbaahinta isaga oo tilmaamey in loo baahanyahey isbedel iyo wajiyo cusub ee aan loo baahneyn dad lagu hungoobey hawlihii loo direyna ku fashilmey isagoo ugu horeyntii ugu baaqey gudiga doorashada gudoonka barlamaanka in xaqiijiyaan doorasho xalaal...


















