Iyadoo maanta lagu wado in magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada guddoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa siweyn loo adkeeyay amniga magaalada, waxaana xiran jidad muhiim u ah isku socodka dadka iyo gadiidka.
Jidadka Maka Al-Mukamarama, Taleex, wadadda Tarbunka iyo jidad kala oo halbowle u ah isku socodka dadka ayaa lagu...
Gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya md Cali Maxamed Nuux Timajilic ayaa la hadley warbaahinta isaga oo tilmaamey in loo baahanyahey isbedel iyo wajiyo cusub ee aan loo baahneyn dad lagu hungoobey hawlihii loo direyna ku fashilmey isagoo ugu horeyntii ugu baaqey gudiga doorashada gudoonka barlamaanka in xaqiijiyaan doorasho xalaal...
Waxaa markii ugu horeysay degmada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah gobollka Galguduud lagu dhaariyay xildhibaano uu yeellanayo maamulka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljameeca.
Maamulka ayaa maalintii shalay Dhuusa-mareeb kaga dhawaaqa golle baarlamaanka oo ka kooban 65 xildhibaan kuwaa oo soo xulistooda ay qaadatay sida ay sheegeen saraakiisha maamulka in...
Hogaamiyeyaasha dalalka ku yaal galbeedka Afrika ayaa isniintii sheegay in ay ku laaban doonaan dalka Gambia si ay uga dhaadhiciyaan Madaxweeyne Yaxye Jammeh in uu xilka ka dago, iyagoo sheegay in adeegsiga awood Militari ay noqon karto mid suurogal ah.
Waqtiga kama danbeysta ee shanta sano ee uu xilka hayay...
Xildhibaannada dowlad gobolleedka Galmudug oo ku shirsan magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah u ah dowlad gobolleedka Galmudug ayaa cod u qaadaya mooshin xil ka qaadis ah oo dhawaan laga keenay madaxweynaha maamulka Cabdikariin Xusseen Guulleed.
Fadhiga baarlamanka Galmudug waxaa shir guddoominaya guddoomiye ku-xigeenka koowaad Xareed Cali Xareed, waxaana warar...
Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya diyaar-garoowgii ugu danbeeyay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado in ay dhacdo 11bishan Janaayo oo ku beegan maalinta berri ah.
Doorashadan oo noqoneysa mid xiiso gaar ah leh marka la eego musharixiinta ku hardamaya ayaa guddoomiyaha baarlamaanka waxaa u taagan oo isku arki doona...
Gabadh yar oo sideed jir ah ayaa deegaanka Kalajeex ee degmadda Caynaba hoos timaadda ugu geeriyooday oon iyo gaajo; waxaa kale oo iyaguna qarka u saaran caruur iyo dad waaweyn oo deegaankaasi ku nool.
Alla ha u naxariistee Gabadhan yar ayaa magaceedda la odhan jiray Farax Maxamuud Xuseen, waxaana da’deedda...
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Uganda General Katumba Wamala oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay safar ku tagay degmo xeebeedka Baraawe ee gobolka Sh/hoose.
Taliyaha waxaa safarkiisa ku wehlinayay taliyaha howlgalka midowga Africa AMISOM General Osman Nur Subagle, saraakiil ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo...
Gollaha wasiirada dowlad gobolleedka Puntland ayaa meel mariyay xeerka ilaalinta qaxootiga, kaddib war saxaafadeed ka soo baxay shirkoodii toddobadlaha ahaa ee Khamiistii shalay.
Xeerkan ay isku raaceen gollaha wasiirada Puntland ayaa la sheegay in uu qeexayo cida loo aqoonsan-karro qaxootiga,waxaa kalo uu caddeynaya cida ay ka reeban-tahay in loo aqoonsado...
Rag hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsanaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa toogtay nin wade ka ahaa gaari xiligaa marayay isgoyska dabka ee magaalada Muqdisho.
Ninkii wadaha ka ahaa gaariga rasaasta lagu furay ayeey goob joogayaal sheegeen in uu waddada kala baxay, kadibna dul maray haween Qaad ku iibinayay...


















