Friday, April 17, 2026
Puntland ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay 150 qarax oo Alshabaab u qorsheynaysay inay weerarro uga geysato magaalooyinka Puntland iyo Somaliland. Taliyaha ciiddanka Booliiska Puntland ee gobolka Mudug, gaashaanle sare, Muumin Cabdi Shirre ayaa warkaas saxaafadda ka sheegay, isagoo sheegay inay fashiliyeen 2 shakabad oo qaraxyadaas u xilsaarnaa. Dhinaaca kale, taliyaha...
Maraykanka ayaa soo saaray warbixin sannadle ah oo uu ku qiimeynayo khasaaraha dadka rayidka ah kasoo gaara  duqeymaha laga soo billaabo 2021. Wasaaradda gaashaandhigga Maraykanka ayaa sheegtay in 12 qof oo rayid ah lagu dilay laguna dhaawacay guud ahaan Afghanistan, Iraq, Soomaaliya iyo Syria. Pentagon waxay sheegtay Soomaaliya in aan dad...
Dowlad goboleedka Puntland, ayaa ugu baaqay barlamaanka Soomaaliya inay xasaanadda kala laabtaan xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo saxaafadda kasii daayay hadal abuuray dhaleecayn badan. Xildhibaan Mahad oo ahaa taliyihii hore ee ciiddanka Asluubta Soomaaliya, ayaa mar uu ka hadlayay howlgallada ka dhanka ah Alshabab, wuxuu sheegay Alshabaab markii hore in...
Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,Ilyaas Cali ayaa wax lagu qoslo ku tilmaamay sheegashada ah in Alshabaab ay ciidamo ka tirsan Nabadsugida Koonfur Galbeed ku dileen Seydheelow. Wasiirka warfaafinta Koonfur Galbeed ayaa saxaafadda usoo bandhigay qaar ka mid ah askarta ay Alshabaab sheegtay inay dileen, kuwaas oo kasoo...
Ciidamada Itoobiya ayaa in ka badan 409 Qof xabsiga dhigtay, markii lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen rabshadihii dhowaan ka dhacay meelo badan oo ka tirsan Gobolka Oromiya. Belene Seyoum Woldeyes, oo u hadashay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha  ayaa sheegtay in maalmaha soo socda ay sii kordhi karto tirada haatan  loo...
Inta la xaqiijinayo ilaa Sideed ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen kaddib toogasho qof hubeysan uu Jimcihii maanta ka geystay dusgi sare oo ku yaalla gobolka Texas ee dalkaan Mareykanka. Madaxweyne Trump ayaa qoraal kooban ku sheegay in hadda xaalada gobolka Texeas oo halka ay mashaqadu ka dhacday...
Labo ruux ayaa ku dhimatay qof kalana waa la la’yahay kaddib markii ay la tageen daadad ka dhashay roobab duufaanno wata oo ku dhuftay qeybo ka mid ah deegaannada Puntland. Labada qof ee dhimatay ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen ruux oo la soctay gaari ka anbabaxay magaalada...
 Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa safarkiisii ugu horeeyay ku tagay meel ka baxsan qaarada Africa Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Wasaaradda arrimaba dibada Itoobiya ayaa sheegtay in Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya uu martiqaad rasmi ah uu ka helay boqorka Sacuudiga Salman Bin Abdulaziz. Inta uu ku guda jiro Booqashadiisa Sacuudi...
Dadka ayaa nafis dareemay qeybo ka mid ah magaalada Beledweyne kaddib markii uu Wabigu bilaabay in uu dib u celiyo daadadkii dhawaan ku fatahay magaalada. Waddada dheer ee dhaxmarta bartamaha magaalada oo meelmihii ugu danbeeyay leysaga gudbayay Doomo ay ku deeqeen gaar ka mid ah hay’addaha samafalka ayaa hadda u...
Iyadoo wali uu soconayo gurmadka loo fidinayo dadkii ku barakacay Fatahaada Wabiga Shabeele ee magaalada Beledweyne ayeey Shirkadda Xawaallada Amaana gaarsiisay Boqolaal qoysas ah deeq lacageed oo ka timid Jaaliyaddo Soomaaliyeed. Deeqdan lacageed oo ka kala timid Jaaliyadaha dalalka Sweden gaarn ahaan magaalada Nesto, Australia magaalada Berto iyo dalka Mareykanka...