Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha dowladda Mareykanka ee Soomaalya Larry Andre ayaa kala saxiixday heshiis la xariira tayaynta ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab.
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegay in heshiiskaan uu yahay mid lagu xoojinaayo tababarada iyo qalabeynta ciidamada Kumaandooska...
DAAWO :Farmaajo oo ka argagaxay Dhoolatuskii Axmed Madoobe,macquul in bilooyin kadib ay dowladda....
https://youtu.be/d1Ut2UnC7Mw
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ka furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran.
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Baydhabo waxaa lagu lafo-guri doona qaab dhismeedka amniga qaranka, hannaanka federaaleynta maaliyadda, doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad-goboleed.
Shirkan waxaa ka...
Labo askari oo Malawi u dhashay ayaa la waayay ka dib markii doonidii ay la socdeen ay talaadadii ka dagtay aagga koonfurta Mulanje. Wargeyska New York Times oo soo xiganaya afhayeen u hadlay ciidamada ayaa sheegay in howlgalka uu caqabad ku noqday webiga oo fatahay.
Askartan ayaa qayb ka ahaa...
Ciidamo gurmad u ah xoogaga Daraawiishta SSC-Khaatumo ayaa maanta ku wajahan jiidda dagaalka Laascaanood.
Cutubyadan oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa ku biiri doona ciidamada SSC ee ku sugan difaacyada Laascaanood.
Dhinaca kale waxaa gebi ahaanba burburay waan-waan la doonayay in lagu wada-hadal siiyo labada dhinac si xabbad-joojin loo hirgeliyo.
Saan-saanta dagaalka...
Ciidanka dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa booliiska, milatariga iyo nabad sugida ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaan hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh/ Dhaxe kusoo qabtay kooxo sameenayay kana ganacsanayay maan-dooriyaal iyo hub ay heesteen.
Howlgalkan ay ciidamada ka sameeyeen deegaanka Ceelcadde ayey ciidanka kusoo qabteen shan nin uu ku...
Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah u iclaamisay in doorashada Madaxtooyada ay ka horeyso tan ururada, taasi oo uga sii dareysa xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Somaliland.
Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay arrintaasi ayaa sheegay in waqtigii sharciga ahaa ee saddexda xisbi qaran ee Somaliland uu dhammaaday, sidaas darteed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furamayo Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Shaati-guduud ee magaalada Baydhabo si diirran ugu soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed Mudane...
DAAWO ;Axmed Madobe oo lagu helay qorshe halis ah iyoLafta Garenoo go'aan adag ka qaatay Deni,
https://youtu.be/bCpFzi9ljAU
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Sulub Axmed Firin ayaa maanta la kulmay Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska, Gudoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.
Kulanka oo ka dhacay Xarunta Taliska Qaybta Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle sare Mahdi Cumar Muumin iyo Gudoomiyaha Maamulka...


















