Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si kulul uga hadlay weerar dhawaan ciidanka Macawiisleeyda ay ka geysteen guri ku yaala deegaanka Abooreey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan, kaasoo lagu dilay, laguna dhaawacay wiil iyo walaalkiis oo uu dhalay sarkaal ka tirsan...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay oo khamiis ah xukun dil ah ku fulisay Cumar Aadan Maxamed iyo Cabdulle Axmed Muumin oo katirsan Alshabaab.
Labadan nin ayaa sannadkii 2019 dilalka qorshaysan ka geysan jiray magaalada Muqdisho, waxayna dileen labo askari oo katirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ka hor inta...
Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda TPLF ayaa heshiis nabadeed ku kala saxiixday dalka Koonfur Afrika, kaddib wada hadallo muddo socday oo u dhaxeeyay labada dhinac, taas oo ay garwadeen ka ahaayeen Midowga Afrika.
Haddaba heshiiskan ay gaareen dowladda Itoobiya iyo TPLF oo ka koobnaa ilaa 12 qodob, waxaa kamid ahaa qodobada...
Mareykanka ayaa soo saaray cunaqabateyn ka dhan ah ururka Daacish ee Soomaaliya, isagoo magacaabay xubno ka tirsan kooxda Daacish iyo shabakad lagu eedeeyay inay ku lug leedahay hubka gacanta u gala kooxaha argagixisada.
Waaxda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa qaadday tallaabadii ugu horeysay ee ka dhanka ah Daacishta Soomaaliya, iyadoo cunaqabateyn...
Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maalinta berri ah safarkiisii ugu horreeyay isagoo guddoomiye barlamaan ah ku tagidoona magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.
Lama oga ujeeddada safarka guddoomiye Aadan Madoobe ee magaalada Garowe, hase ahaatee barlamaanka maamulka Puntland oo haatan ku guda jira kalfadhigoodii 51-aad ayaa casuumaad...
Ciise Maxamuud Yuusuf (Ciise Yulux) oo ku jira liiska shakshiyaaad uu Maraykanku cunaqabatayn kusoo rogay, kuwaas oo lagu eedeeyay inay hubka u soo iibiyaan Daacish, ayaa iska fogeeyay eedeymaha loosoo jeediyay.
Ciise Yulux oo mar ahaan jiray horjoogayaashii burcad badeeda Soomaaliya, ayaa sheegay in uusan wax xiriir ah la lahayn...
Dowladaha Soomaaliya iyo Kuwait ayaa ku heshiiyey inay iska kaashadaan amniga iyo waxbarashada, kaddib kulan ay yeesheen wasiirrada arrimaha dibadda ee labada dal.
Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wasiir Abshir Cumar Jaamac uu magaalada Algiers ee dalka Algeria kulan kula qaatay dhiggiisa Kuwait,...
Wararka ka imaanaya xaduud beenaadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegaya in halkaasi kooxo hubeysan ay ku afduubteen Shaqaale Caafimaad oo la socday gaari nooca gargarka deg dega ah ee Ambulance.
Sarkaal ka tirsan Booliiska dalka Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in ay ku raad joogaan koox uu...
Dowladda Jabuuti ayaa maanta oo Arbaco ah lagu wadaa iney magaalada Muqdisho u soo dirto gargaar Caafimaad oo ay uga jawaabeyso codsigii dowladda Soomaaliya ee ku aadana in loo soo gurmado dadka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay qaraxyadii is xigxigay ee ka dhacay Isgoyska Soobe 29-kii bishii lasoo dhaafay ee...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar muddo kordhin ah oo loo sameeyay hawlgalka kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Muddo hal sano ah, oo ku eg ilaa Oktoobar 31, 2023, ayaa loo kordhiyay xafiiska UNSOM.
Muddo kordhintan waxay kusoo aaday iyadoo dhawaan uu dhamaaday waajibaadka ergaygii QM ee Soomaaliya,...


















