Hay'adda lacagta adduunka ee IMF ayaa warbixin cusub oo ay maanta soo saartay waxay ku sheegtay in dowladda Soomaaliya ay buuxisay dhammaan sharuudihii looga baahnaa, si looga cafiyo deymaha badan ee lagu leeyahay dalka.
Hay’addu waxay warbixinteeda ku sheegtay in dowladda Soomaaliya ay horumar weyn ka sameysay hannaanka dib-u-habeynta dhaqaalaha...
Kooxo hubeysan oo dhalinyaro ah ayaa toogasho ku dilay isku duwahii Wasaarada Caafimaadka degmada Buurhakaba ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, xili uu ku sugnaa Isbitaal kuyaala degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.
Dableyda ayaa toogashada ku dishay Allah u naxariistee isu duwahii wasaaradda Caafimaadka degmada Buurhakaba oo lagu magacaabi jiray Dr...
Warar dheeraad ah ayaa kaasoo baxaya dagaal xoogan oo saakay aroornimadii hore ku dhexmaray deegaanka Beerxaano ciidamada deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey iyo kuwa Ururka Al-shabaab.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalamayaal ka tirsan Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen fariisimaha ciidanka deegaanka ay ku leeyihiin deegaanka Beerxaano oo...
Isku duwaha gargaarka bini'aadantinimo ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka digay wuxuu ugu yeeray xaalad degdeg ah oo masiibo ah oo ka jirta Soomaaliya oo ay sabab u tahay abaaraha soo noqnoqday.
Xiriiriyaha ka hadlay kulan ay wada qaateen Qaramada Midoobay iyo Ururka Jaamacadda Carabta ayaa wuxuu sheegay in...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ciidamada xoogga dalka, kuwa Hirshabeelle iyo kuwa deegaanka uga mahad celiyay inay Shabaab ka xoreeyeen degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe.
Madaxweynaha oo jeediyay khudbad bogaadin iyo dhiirri galin ah ayaa sheegay inay tahay guul ummadda Soomaaliyed usoo hoyatay in Shabaab laga kiciyo...
M/weyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Sheegay in ay Dib u bilaabayaan Wada hadaladii Maamulka Somaliland.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo la kulmay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yılmaz, Siihayaha Xilka Danjiraha Norway ee Soomaaliya, Haakon Svane, ayaa la wadaagay sida ay dowladdiisa uga go’an tahay dib u soo celinta wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.
Madaxweynaha ayaa xusay doorka fududeynta iyo isu soo dhaweynta...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka gaarka ah ee guddiga Midowga Afrika ahna madaxa howlgalka ATMIS Souef Mohamed El-Amine.
Raysal wasaare Xamse ayaa Danjire Souef kala hadlay arrimaha amniga, dadaalada dib u xureynta, xasilinta dalka iyo kaalinta ATMIS ee...
Guddida la dagaallanka musuqa ee degaanka Soomaalida ayaa maanta yeeshay kulankoodii u horreeyay, iyagoo soo saaray awaamiro cusub oo la dul dhigay dhammaan xafiisyada iyo laamaha kala duwan ee dowlad degaanka Soomaalida.
Haddaba guddidan ayaa kulankoodii maanta ku sheegay in muddo saddex bilood ah la hakiyo dhaqdhaqaaqa iyo kala wareejinta...
Shir wadajir ah oo dhexmaray ururka Jaamacada Carabta iyo Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda abaaraha ka jira Soomaaliya.
Shirkan ayaa inta badan ujeedadiisu ahayd sidii la iskaga kaashan lahaa dadaallada ay ururadu ugu jiraan ka hortagga khatarta abaaraha iyo macluusha ka jirta gobollo badan...
Dagaalamayaal ka tirsan kooxda Shabaab ayaa weerar jidgal ah oo khasaare geystay ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidanka dalka Kenya oo maraayay duuleedka magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya.
Weerarka dhabagal ka ah ee ciidamada Al-shabaab la beegaadeen kolonyada gaadiidka ay ku socdaalayeen ciidanka dowladda Kenya ayaa ka...


















