Monday, May 25, 2026
Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah u iclaamisay in doorashada Madaxtooyada ay ka horeyso tan ururada, taasi oo uga sii dareysa xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Somaliland. Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay arrintaasi ayaa sheegay in waqtigii sharciga ahaa ee saddexda xisbi qaran ee Somaliland uu dhammaaday, sidaas darteed...
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furamayo Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Shaati-guduud ee magaalada Baydhabo si diirran ugu soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed Mudane...
DAAWO ;Axmed Madobe oo lagu helay qorshe halis ah iyoLafta Garenoo go'aan adag ka qaatay Deni, https://youtu.be/bCpFzi9ljAU       
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Sulub Axmed Firin ayaa maanta la kulmay Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska, Gudoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir. Kulanka oo ka dhacay Xarunta Taliska Qaybta Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle sare Mahdi Cumar Muumin iyo Gudoomiyaha Maamulka...
DAAWO ; Muuse Biixi Oo Jawaab Adag Siiyey Dhaqanka Ssc, Xasan Sheekh & Eretareeya Khilaaf xoggan, S/land oo is dhiibtay, Go'aan lama filaan ah. https://youtu.be/C6h2KMd_5Mg       
Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Maxamed Salaad oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka falceliyay tallaabadii ay maanta xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel-mariyeen Hindise Sharciyeed la-dagaalanka Argagixisada. Sharcigan ayaa waxaa kulankii maanta ee Golaha Aqalka Sare cod aqbaliyad ah...
Toogasho lagu fuliyey qaar kamid ah Alshabaab , Keenya oo Alshabaab lacag siin jirtay https://youtu.be/uo4worBFZWM     
Weerar Ismiidaan ah ayaa lagu qaaday Guriga Martida ee degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, halkaas oo ay degan yihiin mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Gedo iyo Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka. Wararka aan helnay ayaa sheegaya weerarka qaraxa ay ku dhaawacmeen Gudoomiyaha gobalka Gedo Axmed Buule Gareed & Abaandulaha qeybta 43aad...
Kooxda khawaariijta arxanka daran ayaa wajahaya cabsi iyo kala carar ka dib markii ay jab xooggan kala kulmeen gulufka dagaal ee ay ku hayaan Ciidanka xoogga oo kaashanaya kuwa dib u xoraynta deeganada,kooxda oo beryahan ba la kulmaysay jab joogto ah ayaa hadda bilaabay in ay ka fakadaan deegaanadii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka ayaa tilmaamay in dowladda ay ka go’an tahay dib u soo nooleynta, mideynta iyo tayeynta nidaamka waxbarasho ee dalka. Madaxweynaha oo dul istaagay qorshaha dowladda ee baahinta adeeg waxbarasho oo tayo leh iyo xaqiijinta Manhaj...