Cambaarayn – Ururka Dadka Soomaaliyeed
Ururka Dadka Soomaaliyeed wuxuu si adag u cambaareynayaa hadalkii masuuliyiin ka tirsan dawladda Israa’iil ee ku saabsanaa in ay aqoonsanayaan qeyb kamid ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya inay tahay “wadan madaxbannaan”. Hadalkaasi waa mid si cad uga soo horjeeda Qawaaniinta Caalamiga ah, Axdiga Qaramada Midoobay, iyo...
Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa si buuxda u soo dhawaysay hirgelinta doorashooyinka dowladaha hoose ee ka socda magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay ku tilmaantay tallaabo muhiim ah oo xoojinaysa dimuqraadiyadda, dowlad-wanaagga iyo ka-qaybgalka shacabka ee hoggaaminta dalka.
War-saxaafadeed rasmi ah oo ka soo baxay Maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu sheegay...
Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay la wareegto madaxtinimada wareegga ah ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay bilowga bisha Janaayo 2026.
Arrintan waxaa loo arkaa guul diblomaasiyadeed oo weyn iyo tallaabo muujinaysa in Soomaaliya ay dib ugu soo laabanayso saaxadda go’aan-qaadashada caalamka, isla markaana codkeedu uu sii xoogeysanayo.
Inta ay hayso madaxtinimada, Soomaaliya...
Waxaa saakay oo Khamiis si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaawday doorashada goleyaasha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir oo ay ku tartamayaan musharaxiin ka kala socda 20 Urur siyaasadeed.
Amniga xarumaha iyo goobaha ay ka dhacayaan codbixinta doorashada ayaa si weyn loo adkeeyay si loo xaqiijiyo nabadgelyada codbixiyeyaasha iyo hanaanka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilowday in wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdishi iney kusoo daadiso ciidamo isugu jira Booliis iyo kuwa kale oo amaanka ah oo sugi doona amniga doorashada berito ka dhaceysa Muqdisho.
Ciidamadan ayaa loogu talagalay sugidda amniga goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka, gaar ahaan wadooyinka kala...
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka jawaabay hanjabaadaha iyo baaqyada dhawaan ka soo yeeray mucaaradka ee la xiriira doorashooyinka 2026 iyo dib-u-eegista dastuurka dalka.
Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay munaasabad ololaha Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo Talaadadii ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in dowladda si rasmi...
Guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa goordhaw si rasmi ah u shaaciyay in 16 degmo oo ay ka dhici doonto doorashada golayaasha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir ee la filayo iney dhacdo 25-ka bishaan oo ku beegan Khamiista soo socota.
Afhayeenka Guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Cabdifataax...
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay 11 eedaysane oo dhamaantood ah askar ah ka tirsan ciidanka, kuwaas oo lagu soo qabtay iyagoo si sharci darro ah hub uga dhex sita bartamaha magaalada Muqdisho.
Talaabadan lagu soo qabtay askartan ayaa timid kadib hawlgalo amni xaqiijin ah oo ay ciidamadu ka...
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Ahmed Cabdirisaaq Diiriye, ayaa si adag u beeniyay hadal uu dhawaan jeediyay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo sheegay in Maamulka Waqooyi Bari uusan ku jirin miisaaniyadda dowladda federaalka ee sanadkan.
Wasiirka ayaa sheegay in hadalkaasi uu yahay mid aan sal iyo...
Xafiiska Wakiilka Taiwan ee Somaliland ayaa soo saaray warbixin rasmi ah oo uu kaga jawaabayo hadal uu Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku duray qadiyada Taiwan, kadib wareysi uu siiyay telefishinka CGTN 21-kii Diseembar 2025.
Warbixinta ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu wareysigaas ku sheegay in Shiinuhu leeyahay awood...


















