Tuesday, August 4, 2026
Ergeyga Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay go’aanka ay qaateen isbahaysiga weyn ee mucaaradka ah, kaas oo aqbalay ka qeybgalka shir wadatashi ah oo ay martiqaad ugu fidisay Dowladda Federaalka Soomaaliya, arrintaas oo lagu tilmaamay tallaabo wanaagsan oo dhanka xasilloonida dalka ah. Golaha Mustaqbalka Soomaaliya (Somali Future Council),...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa si adag u beeniyay una diiday warar iyo soo jeedinno ku saabsan in shacabka Falastiin losoo barakiciyo gudaha Soomaaliya gaar ahaan deegaanada Somaliland. Wareysi uu siiyay warbaahinta Al-Jazeera Isniintii, ayuu wasiirku ku sheegay in ay gabi ahaanba wax aan la aqbali karin...
Mas’uuliyiin ka tirsan Midowga Afrika ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Masar ay si rasmi ah ugu biiri doonaan Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), kaddib marka la soo gabagabeeyo diyaarinta arrimaha farsamo iyo kuwa sharci ee lagama maarmaanka u ah bilaabista hawlgallada. Wararka la helayo ayaa...
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u ansixiyay Sharciga Amniga Saaybarka, kaas oo loogu talagalay ilaalinta kaabayaasha dhijitaalka ah, sugidda nidaamyada macluumaadka, iyo xoojinta amniga qaranka ee dhanka saaybarka. Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka oo u codeeyey Hindise Sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliya ayaa waxaa ogolaatay...
Dowladda Kenya ayaa ciidamo dheeraad ah ku xoojisay ciidankeeda jooga Xadka ay la wadaagto Soomaaliya si ay uga hortagaan weeraro ay ka cabsi qabaan in gudaha dalka Kenya ka geystaan kooxda Al-shabaab. Ciidanka Militariga dalka Kenya oo wata gaadiid badan ayaa la sheegay iney u soo gudbeen dhinaca Xadka Soomaaliya,...
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay Xafiiskiisa magaalada Muqdisho wafdi sare oo ka socday dowladda Turkiga. Wafdiga sare ee dowladda Turkiga ee kulanka la qaatay Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa hoggaaminaayay Agaasimaha waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Turkiga Danjire...
Baarlamaanka Carabta ayaa ku dhawaaqay inuu qaadayo tallaabooyin siyaasadeed oo heer gobol iyo heer caalami ah, kuwaas oo lagu taageerayo amniga, xasilloonida iyo madaxbannaanida dalalka Yemen iyo Soomaaliya, isagoo si cad u diiday faragelin kasta oo lagu sameeyo arrimaha gudaha labada dal. Go’aankan ayaa lagu ansixiyay bayaan rasmi ah oo...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markii ugu horeysay si adag u dhaliilay nidaamka Federaalka ee ka jira gudaha Soomaaliya. Xamse Cabdi Barre ayaa si cad u sheegay in nidaamka Fedaraalka oo 22 sano ka jira gudaha dalka inuu noqday mid aan waxba ku soo kordhin dalka. "Nidaamka...
Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed kuwa ugu caansan ayaa si adag uga hadlay talaabooyinka ay Somaliland u qaaday dhinaca Israa’iil ee la xariira aqoonsiga. Sheekh Mustafe ayaa si qotodheer uga hadlay dhibaatooyinka ay leeyihiin Yuhuuda, isagoo xusay in Yahuudu dhibaatooyinka ay u geysateen Muslimiinta...
Tobannaan kun oo reer Minnesota ah ayaa Jimcihii isugu soo baxay bartamaha magaalada Minneapolis, si ay uga mudaaharaadaan kordhinta howlgallada sharciyada socdaalka ee dowladda federaalka — iyagoo dalbanaya xuquuqdooda madaniga ah iyo in dib loo celiyo 3,000 askari oo uu maamulka Madaxweyne Donald Trump u soo diray gobolkaas. Mudaaharaadku wuxuu...