Monday, August 3, 2026
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Marco Rubio, ayaa Arbacadii khadka telefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, iyadoo ay ka wada hadleen xasilloonida gobolka Geeska Afrika iyo xoojinta iskaashiga amniga ee muddada dheer. War-saxaafadeed kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in labada dhinac ay ka wada...
Nairobi, Kenya –Prof. Amina Adan Mohamed oo ka tirsan Guddiga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, isla markaana ah xubin Golaha ku matasha Guddiga Tacliinta, Tababarada iyo Cilmi-baarista ee AMCOA, ayaa kulan muhiim ah magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula yeelatay masuuliyiin sare oo ka tirsan hay’adda World Continuing Education Alliance...
Hoggaamiyaha cusub ee dalka Iran, Mojtaba Khamenei, ayaa jeediyay khudbaddiisii ugu horreysay tan iyo markii loo magacaabay hoggaamiyaha sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah, xilli dagaal xooggan uu ka socdo Bariga Dhexe. Khudbad telefishinka qaranka laga sii daayay Khamiistii ayuu Mojtaba Khamenei ugu baaqay shacabka Iran inay muujiyaan midnimo qaran, isagoo...
Wasiirkii hore ee Qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Puntland, Daa’uud Maxamed Cumar, ayaa ku eedeeyay Madaxtooyada Puntland inay faragelin ku hayso mashaariicda ay maamulaan wasaaradaha dowladda. Daa’uud Maxamed Cumar oo dhawaan xilka laga qaaday ayaa wareysi uu bixiyay wuxuu ku sheegay in madaxda sare ee Puntland ay isku khilaafeen...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay isticmaalka gacan-ka-hadalka ee lagula kacay darawallada Bajaajta oo si nabad ah u cabbirayay cabashadooda, iyo sidoo kale xarigga loo geystay qaar ka mid ah darawalladaas iyo suxufiyiintii tebinayay dibadbaxa. Bayaan saxaafadeed uu goluhu soo saaray ayaa lagu sheegay in darawallada Bajaajta ay...
Ilo ka tirsan dowladda Iran iyo saraakiil Israa’iili ah ayaa sheegay in hoggaamiyaha cusub ee Iran, Mojtaba Khamenei, uu dhaawacmay maalintii ugu horreysay ee weerarradii ay Iran ku qaadeen Israa’iil iyo Maraykanku dabayaaqadii bishii Febraayo, inkastoo xaaladdiisa caafimaad si buuxda loo faahfaahin, sida ay New York Times sheegtay. Mojtaba Khamenei,...
Dowladda Iran ayaa sheegtay in ciidamada Maraykanka iyo Israa’iil ay duqeeyeen ku dhowaad 10,000 goobood oo rayid ah tan iyo markii uu bilowday dagaalka u dhexeeya labada dhinac 11 maalmood ka hor, iyadoo sheegtay in in ka badan 1,300 qof oo rayid ah ay ku dhinteen weerarradaasi. Wararka ka imanaya...
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa soo gaaray murashax madaxweyne Dr. Cumar Faaruuq, oo ka mid ah musharrixiinta u taagan hoggaanka dalka. Intii uu joogay magaalada, murashaxu wuxuu la kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada, sida aqoonyahannada, ururrada bulshada rayidka, ganacsatada, iyo qeybaha kale ee bulshada. Kulamadan ayaa...
Dowladda Maraykanka ayaa si rasmi ah ugu dartay ururka Ikhwaan-Muslimiin ee Suudaan liiska kooxaha argagixisada, iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dadaallada uu maamulka madaxweyne Donald Trump ku ballaashinayo la dagaallanka ururrada ay ku eedeeyaan rabshadaha iyo xagjirnimada. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa Isniintii sheegtay in ururkan uu taageero...
Xiisadda dagaalka u dhexeeya Maraykanka, Israa'iil iyo Iran ayaa sii xoogaysanaysa, iyadoo Tehran ay ku hanjabtay inay adeegsan doonto gantaallo aad u awood badan, isla markaana ay diiday wada-hadallo uu soo jeediyay madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump. Ilaalada Kacaanka Iran (IRGC) ayaa beeniyay sheegashada Maraykanka ee ah in la burburiyay barnaamijkooda...