Sunday, August 2, 2026
Wasiirka Waxbarashada Puntland, Fuad Abshir Axmed (Adeer), ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya in ay caqabad ku noqotay dadaalladii lagu xoojinayo iskaashiga waxbarashada iyo taageerada ay Puntland ka hesho beesha caalamka iyo hay’adaha horumarinta. Wasiirka waxbarashada wuxuu sheegay in Puntland muddo ka badan hal sano ay waday dadaallo lagu raadinayo...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska saddex xubnood oo ka haray xubnaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuwaas oo lagu doortay doorashadii isku sidkaneyd ee ka dhacday maamulkaasi 10-kii May 2026. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha guddiga ayaa lagu sheegay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Musharaxa Madaxweynaha urur siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si adag uga jawaabay hadallo dhowaan kasoo yeeray madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, CabdicasiisLaftagareen, kuwaas oo la xiriiray xaaladda amniga iyo doorka...
Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Ruushka Vasily Osmakov ayaa magaalada Moscow kulan kula yeeshay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cumar Cali Cabdi, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen suurtagalnimada iskaashi dhinaca milatariga iyo amniga ah oo dhexmara labada dal, sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Difaaca Ruushka. Qoraalka wasaaradda...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay doonayso inay xoojiso iskaashiga kala dhexeeya Turkiga si loo horumariyo kaydka macdanta yuraaniyamka iyo khayraadka kale ee dabiiciga ah ee dalka ku jira, sida lagu sheegay warbixin ay daabacday Business Insider Africa. Wasiirka Batroolka iyo Khayraadka Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa sheegay in Soomaaliya...
Midowga Yurub ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada lagu raadinayo xal ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka, xilli ay weli taagan yihiin xiisadaha siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka. Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa sheegtay in Midowga...
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga horyimid xidhiidhka u dhexeeya Somaliland iyo Israa’iil, isaga oo cambaareeyay qorshaha la sheegay in Somaliland safaarad uga furanayso Israa’iil, gaar ahaan magaalada Qudus ee la haysto. Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadal ka jeediyay munaasabad ciida ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ayna...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa sheegay in Galmudug ay u baahan tahay doorasho loo siman yahay oo ku dhisan wada-tashi iyo is-afgarad, xilli ay cirka isku shareertay xiisadda siyaasadeed ee la xiriirta doorashada maamulkaasi. Madaxweyne Qoor Qoor oo maanta hadal ka jeediyay munaasabadda Ciiddul Adxaa, ayaa sheegay...
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada cusub ee Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Soomaaliya, kadib doorashadii isku-sidkanayd ee dhacday 10-kii May 2026. Warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha guddiga, kuna taariikhaysan 25 May 2026, ayaa lagu sheegay in natiijada...
In ka badan hal milyan iyo bar xujaaj ah ayaa maanta taagan bannaanka Carafo si ay u gutaan rukniga ugu weyn ee waajibaadka Xajka, kadib markii ay dhegeysteen khudbaddii maalinta Carafo oo uu jeediyay Sheekh Ali Al-Hudhaifi. Khadiibka ayaa khudbaddiisa kaga hadlay muhiimadda ay leedahay cabsida Alle, midnimada Muslimiinta iyo...