Sunday, April 26, 2026
MADASHA Wada-tashiga iyo Dimuqraadiyadda oo ka kooban siyaasiyiin heer Federaal iyo heer Gobol ah, Xubno Baarlamaanka Federaalka iyo Xisbiyo Siyaasadeed ayaa kasoo hor-jeestay Go’aannadii laga soo saaray Shirkii Madasha Wada-tashiga Doorashooyinka Somalia oo Toddobadakan ka dhacay Muqdisho. War-muriyeedka ay maanta soo saartay Madasha ayaa lagu xusay inay ka hor-imaanayaan...
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu soo laabtay degmada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Shirkii Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho lagu qabtay ee looga doodayay Nooca Doorasho ee dalka ka dhacaysa daba-yaaqada Sannadkaan. Axmed Madoobe ayaa sheegay in Shirkii Kismaayo ka dhacay ee ay Madaxda Dalka isugu...
Kulankan oo uu shir gudoominayey  wakiilka XMJS ee Puntland C/fitaax Maxamed Cali ayaa lagaga Hadley qodobo wax ku ool ah kuwaas oo ay aad uGu riyaaqeen kazoo qeyb galayaashii shirka,wuxuuna madasha shirka uu wakiilka xisbigu ka sheegey in dhawaan ay bilaabayaan kulamo gaar ah garabyada Haweenka iyo dhalinyarada xisbiga...
Barta Facebook-ga ee bulshada Dunidu ku xiriiraan ayaa dhawaan soo kordhin doonta Fal-celinno Cusub oo la mid ah ereyga ‘Like’ ee Qofku doorto marka wuxuu jeclaado uu ku arko barta Facebook-ga. Dhawaan ayaa Dadka Facebook-ga isticmaala waxay awood u yeelan doonaan inay adeeg-sadaan ereyo ay ka mid yihiin ‘Angry’ oo...
Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ah wiil uu dhalay Imaamkii hore ee Mudulood ayaa maanta beeniyay in Imaamnimo loo Duubay, isagoo xusay in warar ay baahiyeen qaar ka mid ah Shabakaddaha Af Soomaaliga wararka ku baahiya. Daahir Imaam Maxamuud oo maanta la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay in Wararka ay...
Danjire C/llaahi Siciid Cismaan ayaa ku geeriyooday shalay Dalka Mareykanka, waxaana geeridiisa ka tacsieeyay RW Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo ku xigeenkiisa, Maxamed Cumar Carte. RW Somalia, ayaa Geerida Danjire C/llaahi Cismaan ku tilmaamay mid Naxdin leh, isagoo tacsi u diray ehelladii, asxaabtii iyo shacabka Soomaaliyeed oo dhan oo...
Ciidamadii Kenya ee Qaybta ka ahaa AMISOM ayaa Saakay isaga soo baxay Deegaanka Buulo-guud oo Qiyaastii 30-km Dhanka Waqooyi kaga beegan degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wararka ayaa sheegaya inay ciidanka Kenya gaadiidkoodii iyo qalabkoodiiba kasoo rareen saldhiggii ay ku lahaayeen Buulo-guduud, iyadoo ciidamadii kale ee Jubbaland oo...
Allaha u naxariistee, waxaa saaka maagalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku geeriyooday Cabdi Xaaji Goobdoon, oo ahaa rug caddaa saxaafadeed, oo si weyn looga yaqiinay Soomaaliya. Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa la sheegay inuu kusoo booday xanuun dhinaca wadnaha ah. Weriyahenna Ibrahim Xassan Dandurey ayaa Taariikh nololeedka , Cabdi Xaaji Goobdoon wax...
Kulan loogu duceynayay EEBBE u naxariistee Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo 03-dii bishan Janaayo ku geeriyooday degmada Beledweyne, isla markaana laguna taageerayay go'aamada, Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa lagu qabtay Muqdisho. Kulanka waxaa ka qayb-galay oo goob-joog ka ahaa xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Siyaasiyiin, Aqoon-yahano, Dhallinyaro, Haween iyo Qurbo-joog. Dadkii...
Hillary Clinton oo ah Musharaxad ka socota Xisbiga Dimuqraadiga ah ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaalida ku dhaqan Gobolka Minnesota ay qaybta hore kaga jiraan la dagaalanka kooxaha argagixisada ah ee caalamka. Clinton ayaa hadalkan jeedisay mar ay su’aalo uga Jawaabeysay Dad Muslimiin ah oo ka qayb-galay kulan...