Tuesday, August 4, 2026
Madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa xalay Saqdii dhexe lagu weeraray xerada Xalane oo ku dhaggan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, halkaasoo u ah talis ciidamada Midowga Afrika ee Hawl-galka Somalia . Shacabka ku nool degmada Degmada Wadajir iyo degmooyinka ku dhaw-dhaw ayaa xusay inay xalay maqleen illaa shan madfac oo...
Warbixin ay soo Saartay Hay’adda u Doodda Xaquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa waxay ku sheegtay in Soomaaliya ay tahay dalka ugu adag ee wariye uu ka shaqeyn karo mar loo eego culeysyada ay inta badan saxafiyiintu la kulmaan. HRW ayaa warbixinteeda ku xustay in suxufiyiinta Soomaaliyeed ay ku...
Bangiga caalamiga ah ee Premier Bank, ayaa maanta ku daah-furay Magaalada Hargeysa, Adeegga cusub ee loo yaqaanno ATM oo fursad fiican u ah Qurbo-joogta iyo dadka Ajnabiga ah, iyagoo Kaararkoodda si fudud ugula bixi kara lacagtooda. Premier Bank waa Bangi caalami ah oo xidhiidh la leh bangiyo badan oo dalalka adduunka...
Waxaa Maanta Waddanka Australia la Gaarsiiyay Gabar Soomaaliyeed oo shalay isku gubtay Jasiiradda Nauru, halkaasoo Dowladda Austalia ay ku hayso Qoxooti fara badan oo ay Somali ku jirto, Waxaana gabadhan oo ku jira xaalad adag oo dhanka caafimaadka ah lagu daweynayaa isbitaal ku yaala magaalada Brisbane ee dalka Australia. Gabadhan...
Kaddib Wadahadallo ay maalmihii u dambeeyay Jigjiga ku lahaayeen madaxweynaha maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed iyo Dhigiisa Dowlad-deegaanka Soomaalida-Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu Guuleystay in ugu dambeyn ay maanta madaxda heshiis kama dambeys ah ka gaaraan shaqaaqooyinkii ka dhacay soohdinta labada maamul u dhexeysa. Wadahadallada labada dhinac ayaa intii...
Kaddib markii Baarlamaanka Soomaaliya maalin ka hor loo Qaybiyay heshiiskii laga soo saaray Madashii Wada-tashiga Qaranka ee Doorashada kaasoo ku saleysan habka ay noqoneyso doorashada qaran ee dalka ka dhici doonto iyo qaabka ay u dhacayso ayaa lagu balan sanaa in ay xildhibaanadda soo aqrinayaan ka dibna su’aalo laga weydiiyo...
Murashaxa ugu cad Xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka, Donald Trump ayaa ku eedeeyay Shiinaha inay isku dayayaan inay ka hor-maraan dalka Maraykanka, iyadoo tani ay noqonayso dhaliil ku wajahan ganacsiga Shiinaha. Trump ayaa isku soo bax uu ku qabtay gobolka Indiana ee Mareykanka ka sheegay in Xukuumadda Beijing ay mas’uul ka...
Arday ka tirsan kuwa wax ka barta Jaamacadda Muqdisho ayaa ka qayb-galay tababar iyo tartan la xiriira ka Hor-tagga iyo maareynta Musiibooyinka. Tababarka ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay golaha ururka Jaamacadaha dunida u qaabilsan Baaritaanka iyo Samata-bixinta Musiibooyinka ee (International Universities of Search and Rescue) oo xubin ay ka tahay...
Isbitaalka Guud ee Magaalada Laascaanood, ayaa markii u horraysay laga hir-galiyay xarunta kayda-dhiigga, kaasoo ay dhiseen Dhallinyarada Ururka Caafimaadka ee Kaalmo oo xaruntiisu tahay Norway, Waxaana dhisamaha Xaruntan Hir-geliyay Ururka SRO. Agaasimaha Isbitaalka Magaalada Laascaanood, Bile Xaaji Maxamuud ayaa ku tilmaamay arintan mid faraxad  u ah deegaankan madaama aan lagu dhibaatoon doonin...
Jasiiradda Nauru oo Bartamaha Bad-weynta Pacific-gga ku taalla, ayaa waxaa isku gubtay Gabar Soomaaliyeed. Waxaana Gabadhan la dhigay Isbitaal ku yaalla jasiiradaas, waxayna ka mid ahayd qoxooti ay xukuumadda Australia halkaas ku hayso, kaddib markii ay dalkeeda ku galeen dooomo sharci-darro ah. Sidoo kale, Dhawaan ayaa sidan oo kale, waxaa...