Madaxweynaha Soomaaliya Xasan SHeekh Maxamuud oo sheegey in Soomaaliya ay diyaar u tahey in Qaxootiga DHadhaab lagu celiyo gudaha dalkooda hooyo.

0
490

Màdàxweynaha Soomàaliya Xasan SHeekh Maxamuud ayaa sheegey in Soomaaliya ay diyaar u tahey in ay la noqoto Qaxootiga ku jira xeryaha ku yaal gudaha dalka kenya.

Beryahan ayaa waxaa muran ka taagnaa celinta qaxootiga soomaaliya ee ku jira xeryaha DHadhaab iyo Ifo waxeyna Kenya diidey in Qaxootigu sii joogo gudaha dalka Kenya iyadoo ku andacootey in xetyaha ay gabaad ka dhigtaan dagaalyahanada xarakada AL-shabaab.

Lama oga in Kenya ka badbaadeyso weerarada alshabaab hadii qaxootiga lagu celiyo gidaha dalka Soomaaliya.
Warsom2011@gmail.com